Ruqsad kale Oo Madaxtooyadu ku Siisay Shirkad Gaar Dhismaha Shirkaddii Nec-fish Oo Berbera Qasay Iyo Shacabka Oo Aad U Kacsan
Berbera:23-Dec-2013( SDN)-Waxa aad u kacsan Xaaladda Guud ee Magaalada Berbera, kadib markii ay ay xukuumaddu Ruqsad u siisay Shir gaar loo leeyahay Dhismaha iyo Agabka Shirkaddii Nec-fish xarunteedii Bebbera. Amarka shirkaddan gaarka ah lagu siiyey dhismahan ayaa la sheegay inuu ka soo baxay Madaxtooyada ka hor intii aanu u gudbin wasaaradda Kalluumaysiga oo iyadu…
