“Madaxweynahana waxa u fiican inuu dadkiisa Mideeyo Mucaarid iyo Muxaafidba Laakiin hada ma Muuqato” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

    Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda talada haysa ee xisbiga Kulmiye ku eedeeyey kooxo is dhex-yaacaya oo mid walba awoodo gaar ah leeyahay, kaas oo sheegay inaanay jirin cid lagala xisaabtamaa xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo. Faysal Cali Xuseen waxa uu madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud…

    Read More

      Ururka Midowga Afrika oo raali gelin ka bixiyay Shil uu Gaadhi Amisom leedahay uu ku galay agagaarka bangiga dhexe

      Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Danjiraha ururka Midawga Africa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Max’ed Saalax Annadifi oo war saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku raali galin kaga bixiyay shil mid ka mid ah gadiidka ciidamada AMISOM ku galeen agagaarka Bangiga dhexe ee magaalada Muqdisho Sadex cisho ka hor. War saxaafadeedkaan waxaa uu danjiruhu ku sheegay…

      Read More

        Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Laga Qaadanayo Warqadda Dhalashada Daawo Sawiro

        Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Xaruntan maanta uu xariga ka jaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa ah Waaxda dad dhigista Dowladda Hoose, halka laga qaadanayo Warqadda dhallashada Muwaadinka Soomaaliya. Munaasibad Kooban oo xariga looga jarayey xafiiska waaxda dad dhigista Dowladda Hoose, ayaa waxaa ka soo qeyb-galeen Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,…

        Read More

          Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Baaq u diray Shacabka Magaalada Burco {DHAGAYSO}

          Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ugu baaqay Shacbiga ku nool magaalada Burco isla markaana ku booriyay inay ka wada Shaqeeyaan Nabadgalyada Guud ee Gobolka Waxaa kale oo Gudoomiye C.raxmaan Cirro uu Tacsi u diray eheladii iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuunkii ku Geeriyooday…

          Read More

            “Gunimadda maaha wax cid waliba Illaahay dusha ka saaro ee waa wax cid waliba gacmeeda ku samaysato, tallo xumaanta ayaa dhasha gunimada” Suldaan Naasir Suldaan Ismaaciil

            Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil (Shiine), oo ka mid ah salaadiinta ugu  waaweyn  beelaha la hayb-sooco ee Somaliland , ayaa bayaamimay sababaha keena  gunimadda. Waxaanu tilmaamay gunimaddu aanay ahayn wax Illaahay dusha kaga keeno dadyowga balse dadku iyagu gacmahooda ku samaystaan, waxaanu Wuldaanku xusay gunimada   ayay sababto  tallo-xumaddu dhaxalkeeduna yahay dhaqan…

            Read More

              Burco oo Xaaladeedu Degan tahay,iyo Xubnihii Wasiirada ahaa oo Sheegay inay soo afjareen Shaqaaqadii Dhimashada iyo Dhaawaca Sababtay {DAAWO}

              Burco 23.Dec 2013 (SDN)- Hal Qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen Isu soo bax rabshado ka dhasheen oo ka dhacay maanta Magaalada Burco,iyadoo Mudaharaadayaashu ay ka Cabanayeen Bedelaad lagu sameeyay Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer . Wasiirada Xanaanada Xoolaha,Qorshaynta Qaranka,Beeraha, iyo Horumarinta Miyiga oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka…

              Read More

                Daahfurka Akaademiga Suugaanta ee Gaariye,Weedhihii Mucaaridka,iyo ka Maqnaanshihii Xukuumada BARNAAMIJ GAAR AH {DHAGAYSO}

                Hargaysa 23,Dec 2013 (SDN) Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa lagaga dhawaaqay Akaademiga Horumarinta Afka iyo Suugaanta Soomaalida oo loogu Magac daray alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye taas oo daah furkeeda lagu qabtay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada . Daahfurkan waxaa ka qayb galay Madaxda Labada Xisbi Mucaarid,Aqoon yahano,Abwaano,Qorayaal, iyo Marti Sharaf kale ….

                Read More

                  Khasaare ka Dhashay Mudaharaad ka dhacay Maanta Magaalada Burco iyo Wefti Wasiiro ah oo Gaadhay

                  Burco 23.Dec 2013 (SDN)- Ilaa iyo hada inta la Xaqiijinayo Waxa ku dhintey Laba Qof tira kalena wey kudhaawacmeen Mudaharaad balaadhan oo saaka ka dhacey Gudaha Magaalada Burcobarqadii Saaka iyadoo, mudaharaadkani bilaabmey xiliga ku beegan wakhtiga ay Ardeydu Nususaacaha uga soo baxaan Dugsiyada kala Duwan ee kuyaala MagalaadaBurco. Mudaharaadkanoo Socdey Saacado badan waxa la sheegay…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somalia oo Kormeer Maanta Ku Tagay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Muqdisho

                    Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada  Soomaalia Xasan Sh.Maxamuud ayaa Kormeer ku tagay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaalia. Xasan Sh Madaxweynaha Soomaalia ayaa uu kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Milatariga Soomaalia oo ay ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin Adkeenta Amaanka Muqdisho iyo la dagaalanka Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sh ayaa kula dardaarmay Ciidamada Milatariga Soomaalia…

                    Read More

                      “Hadii Baarlamaanka Lagu Xidhayo Waraaq Maxkamadi soo Saartay Waxba kama Duwana Maqaaxi la isku haysto” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Mar kale Ka Digay Fara Gelinta loo badheedhay ee lagula Kacay Go’aamadii ay Gaadheen Golaha Wakiiladu,Waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Xusay in Karaamada Qaranka la dhawro isla markaana awoodaha Sadexda Waaxood ee Sharci dejinta,Fulinta iyo Garsoorka aan la isku khaldin. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Dhanbaal Hambalyo ah ka helay Dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan

                        Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, oo dhowaan loo magacaabay raysul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Raysul wasaare Recep Erdogan ayaa dhambaalkiisa hambalyada wuxuu ku sheegay in dowladda Turkiga ay rajayneyso in labada qaran ay sii xoojiyaan xiriirka walaaltinnimo…

                        Read More

                          Gudidii Qaban Qaabada Shirka Kulmiye oo Hogaankoodii Isbedel lagu sameeyay Xili Maalin Qudhi ka hadhay Qabashada Shirweynihii Xisbigaas

                          Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudida qaban qaabada shirweynaha sadexaad e xisbiga kulmiye ayaa maanta doortay Gudoomiye iyo afar Gudoomiye ku Xigeen iyo Xoghayaha Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye. War saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi cabdi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog.com ayaa u dhignaa…

                          Read More

                            “Horta arrintu way balaadhtay oo Markii codka la qaadayey laba guddomiye ku-xigeen may joogin fadhigaasi oo haddi ay maqan yihiin meesha waxba aka dhiman” Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha

                            Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi baadhista iyo Tiknoolajiyada ee Somaliland Md.Aadan Axmed Warsame ayaa sheegay in anay lugta kula jirin Khilaafka ka dhex oogan shirguddonka Golaha wakiilada ee Somaliland. Sidaasi waxa uu ku sheegay mar uu maanta shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa. Wasiirku waxa uu sheegay in Khilaafka u dhexeeya Shirguddoonka ay salka…

                            Read More

                              Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa oo uu Saaka u Furmay Kalfadhigoodii 3aad

                              Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimadda Hargeysa Md C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) Sidoo kalena uu goob ka ahaa Xogahayaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa Md Mawliid Weris C/Laahi ayaa saaka lagu qabtay hoolka shirarka ee Dawladda Hoose ee…

                              Read More

                                Mucaaridka Sudanta Konfureed oo gacanta ku dhigay degaano shidaaldka dalkaasi iyo Obama oo tilaabo ciidan ku goodiyay

                                Juba Dec 23,2013(SDN)-Ciidamada u daacada ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Suudaanta koonfureed ayaa gacanta ku dhigay degaaka Unity State oo ah gobolka ugu shidaalka badan dalkaasi. Ciidamadan u daacada ah Reik Macher ayaa haatan gebi ahaanba gacanta ku haya caasimada gobolkaasi ee Bentui,sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dawlada madaxweyne Sava Kiir. Dalka Suudanta Koonfureed…

                                Read More

                                  Reer Burco Oo Ka Gadooday Beddelka Taliye Boolis Iyo Magaalada Oo Xalay Kala Xidhantay

                                  Burco:23-Dec-2013(SDN)-Jawiga Magaalada Burco ayaa xalay Khalkhal ku yimi kadib markiiDadweyne raxan raxan u socda ay socod iyo Sawaxan iSugu soo baxay Jidka wadnaha ah ee magaaladda.   Dadkan ayaa si weyn iskugu urursday Aagga Suuqa Cawaale Suqaar iyo Maqaaxida Shaah Shiil, iyagoo ku dhawaaqaya Erayo ay kaga soo hor jeedaan bedelaada taliyaha Booliiska Gobolka Togdheer…

                                  Read More

                                    Somalia Oo Ka Baxday Wada-hadalladii ay La Lahayd Somliland Iyo Wasiir Biixi Oo Jawaab Kulul Bixiyey

                                    London:23-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia ayaa Si Badheedh ah Daneeyayaasha Dhexdhexaadinaya Labada Dhinac ugu bandhigtay inaanay dib u soo xaadiri doonin Wada-hadal dambe oo ay Somaliland la leedahay ilaa iyo inta ay somaliland ka Tanaasulayso Qoddobka Qaddiyaddda Madax-bannaanida.  Waraaq uu wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Soomaaliya Maxamed Nuur Gacal uu u kala diray dawladaha…

                                    Read More