Qaramada Midoobay oo sheegtay inay heshay Xabaal-wadareedyada dad lagu laayay qalalaasaha ka socda dalka Koonfurta Suudaan

    GENEVA Dec, 24 2013 (SDN/AP)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay gudaha dalka Koonfurta Suudaan ka heshay xabaal-wadareed ka kooban maydadka 75 qof, kuwaasoo lagu laayay qulqulatooyinka todobaadkii u dambeeyay ka socday dalkaas. Madaxa Xuquuqda aadamaha Qaramada Midoobay Navi Pillay waxay war-murtiyeed ay maanta oo Salaasa ah soosaartay ku sheegtay in xabaal-wadareedka laga helay magaalada Bentiu…

    Read More

      “Waxa Burco ka dhacay ma aha Reer reer ee Waa Nidaam daro ka dhalatay Xukunka dalka ka Jira” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

      Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec iyo Mustafe Cismaan Qodax oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa maanta ka hadlay Falkii Shaqaaqada Watay ee maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco,Waxaanay dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland. Madaxda Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxay Tacsi u direen eheladii uu…

      Read More

        ‘’Musharaxiintu waa inay xoriyad u helaan soc-socodka, qabsashada shirar iyo weliba in la sugo amaankooda” Nicholas Kay oo ka Digay Doorashooyinka Punt land

        Nairobi 24.Dec 2013 (SDN)- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ku baaqay doorashooyinka ku soo fool leh Puntland in loo maro hanaan cad oo aan shaki iyo mugdi ku jirin. Nicholas Kay oo war saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa wuxuu hadalkiisa raaciyay in baahida loo qabo…

        Read More

          Toban Kun oo qof oo Soomaali ah oo ku xayiran dalka Koonfur Sudan ee Qalalaasaha dagaal ka socdo iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia oo ka hadashay {DHAGAYSO}

          Muqdisho 24.Dec 2013 (SDN)-  Fowsiya oo ka mid ah guddi uu urur goboleedka u xil saaray dhexdhexaadinta dhinacada ku dagaallamaya Koonfur Sudan ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Muqdisho, waxayna sheegtay in Soomaali badan oo dalkaas ku noolaa uu saameyn ku yeeshay dagaalka socda. Waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe lagu badbaadinayo muwaadiniinta…

          Read More

            Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay Rabshadihii Burco iyo baaq uu u diray Shacabka ku nool Magaaladaas {DHAGAYSO}

            Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa Maanta ka hadlay rabshadihii Maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco kuwaas oo ay ka dhasheen Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay . Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax dhigayay Wadada halbawlaha ah ee dhex marta Caasimada hargaysa gaar ahaan qayb loogu talo galay…

            Read More

              Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta Somaliland {DHAGAYSO}

              Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL MD Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay mowqifka xukuumada Somaliland ee ku aaddan sadex arimood oo kala ah Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Burco, qabanqaabada dooda qaran ee xisbiyada qaranka iyo khilaaf…

              Read More

                Shirweynihii Xisbiga Kulmiye oo dib loo dhigay mar kale ilaa dabayaaqada bisha Soo Socota

                Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudida qabanqaabada ee shirweynaha  Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda guud ee caasimadda hargeysa waxa ay go’aamiyeen in dib loo dhigay qabashada shirweynahii rasmiga ahaa ee xisbiga tan iyo 21 bisha soo socota ee Janaury. Gudoomiyaha Gudida qabanqaabada ee shirweynha xisbiga Md Abuubakar Xaamud Jibriil…

                Read More

                  Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Rabshadihii Burco,Shirka Dooda Qaran iyo Khilaafka Golaha Wakiilada

                  Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL MD Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay mowqifka xukuumada Somaliland ee ku aaddan sadex arimood oo kala ah Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Burco, qabanqaabada dooda qaran ee xisbiyada qaranka iyo khilaaf…

                  Read More

                    “Weli Lagama Guuleeysan Burcad Badeeda Soomaaliya” Midowga Yurub

                    Brussels 24.Dec 2013 (SDN)- Midowga Yurub ayaa qaadanaya talaabada ka dhanka ah la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida, waxaana ay dib u qabanayaan hogaanka kooxda la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida horaanta bisha Janaayo ee sanadka 2014. “Weerarada burcad badeeda sanadkii ugu dambeeyay hoos ayay u dhaceen, laakiin la dagaalanka burcad badeeda wali laguma guuleysan, waxaa in…

                    Read More

                      Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Lagu Wado Inuu Codka Kalsoonida u Qaado 15-ka Guddoomiye Ee Guddi-hoosaadyadiisa

                      Muqdisho:24-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta lagu wadaa in Baarlamaanka Somalia uu Codka Kalsoonida ah u qaado 15-xubnood oo horjoogayaal u ah 15-Guddi-hoosaad ee Baarlamaanku ka kooban yahay. Baarlamaanka ayaa ayaamahanba lahaa dood dheer oo ku saabsan beddelaadda Xubnahan shaqada hayey mudddada sanadka ah, waxana lagu wadaa inay maanta soo gebagebeeyaan Dooddoodda ka dibna codka u qaadaan xubnahan hawshooda…

                      Read More

                        Qarax ruxay saldhig ciidan oo ku taal dalka Masar

                        Qahira Dec 24,2013(SDN)-Xarun ciidamada Booliska ee dalka Masar ay ku leeyihiin magaalada Daqahilya ayaa qarax lala beegsaday waxa ka dhashay dhimasho iyo dhaawacba. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxa ku dhintay 14 ruux halka dhaawacuna uu tiro beelay. Dawlada KMG ah ee dalka Masar ayaa kooxda Ikhwaanka ee dalkaa…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga Ucid Oo ku Gooddiday Inaanu Kacdoonka Shacabku Istaagayn inta Cabudhintu Bulshadu Socoto

                          Berbera:24-Dec-2013-(SDN)-Rabshado lagu diiddan yahay Tallaabooyin shacabku saluugay oo ay xukuumaddu ka waddo gobolka Saaxil ayaa keenay in madaxda Axsaabta  qaranku si weyn uga hadasho.   Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin, ayaa  Noqotay masuulkii ugu horreyey ee mucaarid ah ee si muuqata uga hadashay dhib ay sheegtay in xukuumaddu ku hayso shacabka…

                          Read More

                            DAAWO Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London oo Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiisa La majeerta

                            London Dec 24,2013(SDN) Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London ayaa  Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiiaa La majeerta . Wariye C/laahi Xogta ayaa ah wariyaha kaliya ee khibrad uleh Saxaafada kaasi oo abaal marintantan kuheley Barnaamijka layidjhaa MADASHA QRBAJOOGA kaasi oo ah barnaamijka kaliya iyo sida caadiga…

                            Read More

                              Xukuumadda Oo Ciidan Xoog leh u Dirtay Burco, Baadhitaano Lagu Hayo Masuuliyiin Lagu Tuhmay Rabshadihii Dhacay iyo Fooxle Halkaas Gaadhay

                              Burco:24-Dec-2013 (SDN) –Sida ay sheegayaan Wararkii ugu dambeeyey eek a imanaya Magaalada Burco ee Caasimada Gobolka Togdheer, waxa Halkaasi gaadhay Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo wata Ciidamo aad u xooggan.   Taliye Fooxle ayaa halkaas geeyey Ciidan aad u tiro badan oo u badan kuwa Rabshadaha ka hortaga ee RRU-da iyo SPU-da…

                              Read More

                                “Sow Wasiirkiinii Ma ahi,Burco anaa Wasiir u ah Wixii aad ka Cabanaysaan Waanu dhamaynaynaa” Wasiirka Xoolaha Somaliland,Xubnihii la Socday iyo Natiijada Rabshadihii Burco {DHAGAYSO}

                                Burco 24.Dec 2013 (SDN)- Hal qof ayaa ku dhintay, 2 kalena way ku dhaawacmeen mudaaharaad  ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Koox dhallinyaro ah oo la sheegay in ay ka gadoodsan yihiin beddelka taliyihii qeybta booliska ee gobolka Togdheer, gaashaanle Dhexe Axmed Xasan Cabdiraxmaan (Axmed Ilkacase) ayaa taayerro ku gubay qaar ka tirsan…

                                Read More

                                  Wasiirka Cadaalada oo Soo dhaweeyay Aasaaska Urur Dhalinyaro oo ka Shaqayn doona adeegyada Degmada Axmed Dhagax

                                  Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda cadaalada JSL MD Xuseen Axmed Caydiid  ayaa  ka qeyb galay xaflad lagu aasaasayay urur Dhalinyaro  oo ka shaqayn doona Adeegayada Arimaha Bulshada ee Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargaysa. Ururkaas dhalinayaro oo loo bixiyay [ National Youth Devolopment Organisation] ayaa waxa xafladii loo qabtay kazoo qeyb galay xildhibaano ka…

                                  Read More

                                    Kacdoon laga cabsi qabo oo la filayo inuu ka bilaambo caasimada Somaliland Hargaysa wadada isku xidha Airport-ka iyo magalada oo cawa cidaamo la geyey

                                    Hargaysa 24Dec13 (SD) waxa caawa dhalinyaro godoodsan aad ku arkaysay wadada u dhaxaysa Tiyaatarka in la filayo Rabshado hor leh oo ku dhex dhaco dhilinta xaafada oo ka socda mulkiilihii hore u dhisey Dhismaha Tiyaayarka Hargeysa, iyo ciidamo Booliska ah oo la dul dhigay ayaa ka bilaabmey bogcada dhismaha Tiyaatarka Caasimada Hargeysa, taas oo xiligan…

                                    Read More