“Goluhu isaga ayaa u madax banaan go’aanadiisa sifo sharciga waafaqsan ayaanu Maxkamada ugu Jawaabaynaa” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Jawaab ka Bixiyay Go’aan ay Maxkamada Sare ee Qaranku ku Hakisay Go’aankii Golaha Wakiiladu ku ansixiyeen Gudi hoosaadyada uu Golahaasi ka kooban yahay waxaanu Gudoomiyuhu ku dooday inaan Maxkamada Sare ka garnaqi karin Khilaafka ka dhasha Xeer hoosaadka Golohodu ku dhaqmo…
