Uhure Kenyata Oo Ku Diirsaday War uu Ka Helay Maxkamadda Caalamiga ah Ee Dembiyada
Haegue:20-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay taagan tahay Hadal-haynta Dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha Dalka Kenya, ayaa uu Dacwad Oogaha arrintantan gacanta ku hayaa haatan war kale soo saaray. Dacwad soo oogaha maxkamada caalamiga ah ee dambiyada dagaalka Fatou Bensouda ayaa codsatay in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada ka dhanka ah madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii ay…
