Taliye Cusub oo la Wareegay Maanta Hogaaminta Ciidamada AMISOM ee Somalia
Muqdisho 16.Dec 2013 (SDN)- Silas Ntigurirwa oo ah taliyaha cusub ee ciidamada nabad-ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada, Andrew Gutti. Xaflad ay labada mas’uul xilka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, saraakiil ka tirsan ciidamada…
