“Midowga Yurub waxay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababar Siinta Ciidamada Ilaalada Xeebaha” Taliyaha Ciidanka Difaaca Xeebaha {DHAGAYSO}

    Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Abdi ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland Waxa uu Hadalkan ka sheegay Mar uu Maanta Warbaahinta ugu waramayay Xafiiskiisa Caasimada Hargaysa ….

    Read More

      Bandhig Cilmiyeedka Tamarta oo Hargaysa ka Furmay iyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka qayb galay

      Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynane ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Hotel maansoor ee magaalada hargeysa kaga qayb galay munaasabad balaadhan oo ku saabsan bandhig cilmiyeedka tamarta Somaliland Munaasibadan oo si heer sare loosoo qaban qaabiyay ayaa waxa kasoo qeyb galay wasiirada wasaaradaha qorshaynta qaranka , tamarta iyo macdanta ,horumarinta  deegaanka…

      Read More

        Hawlihii Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga ee Magaalada Juba ee Konfurta Sudan oo Weli albaabadu u laaban yihiin Iyo Dawanka Rasaasta oo Xoog ku socota

        Juba 17.Dec 2013 (SDN)- Maalintii labaad ayaa waxaa xiran ganacsiga magaalada Juba ee caasimadda dalka Koonfur Sudan kaddib markii mar kale saaka magaalada is-rasaaseyn ay ku dhex martay ciidan taageersan madaxweyne Salva Kiir iyo kuwa ka soo horjeeda. Soomaali badan ayaa ku ganacsata magaalada Juba ee caasimadda iyo magaalooyinka kale ee dalka Koonfur Sudan. Najib…

        Read More

          La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari oo Baaq u diray Xukuumada Somaliland {DAAWO}

          Laascaanood 17.Dec 2013 (SDN)- La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bari ee Somaliland Mudane Fu’aad Aadan Cade oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa  ka warbixiyay Socdaal uu in mudo ah ku joogay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,oo uu ka dhacay fal iska Hor imaad,Sidoo kale waxa uu Xukuumada ugu baaqay inay Ciidanka Booliska Gayso Degmadaas oo…

          Read More

            Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland oo ka Waramay Mashaariicda Madaarada dalka Gaar ahaan ka Caasimada

            Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaarada duulista  hawada iyo gaadiidka cirka  jsl Md Cumer Cabdilaahi Aaden ayaa  ka war bixiyay qorshihii waxqabad  ee sanadka sii dhamaanaya  ee 2013 ee wasaaradaasi. Agaasimaha guud  isagoo  ka waramaya madaarka casimada hargaysa ee Egal International Airport  waxa  uu tilmaamay in  la dhisay  1959 kii kaas  oo aan…

            Read More

              Shirarkii Maamul u Samaynta Gobolada Koonfureed ee Somalia oo Gunaanad ku dhow iyo Hanka Murashixiinta

              Baydhabo 17.Dec 2013 (SDN)- Shirarka loogu arinsanyo maamul usameynta goboladakoonfureed ee dalka soomaaliya ayaa maraya haatan heer gabo gabo iydoona musharixii ugu horeeyayna uu isa soo taagay xilkaasi. Waxaana soo baxay murashaxiin u tartamaya xilkaasi tartamaya ee isu soo taagaya , Gudoomiyahii hore maamulka Gobolka Baay c/fitaax geesey ayaa ku dhawaaqay in uu u tagan…

              Read More

                Dagaalo Hor leh oo Saaka ka bilowday Mar kale Caasimada K.Sudan ee Juba

                Juba 17.Dec 2013 (SDN)- Waxaa saaka markale uu dagaal ka bilowdaymagaalada Juba ee casasimada Sudaanta Koonfureed. Dagaalkan ayaa xoogiisa ka socda nawaaxiga Xeryaha ciidamada dowlada oo ku yaal meel 2 km u jirta bartamaha magaalada Juba. Madaxweynaha Sudaanta Koonfureed, Salfakiir ayaa shalay bandow kusoo rogay magaalada wuxuuna sheegay in ciidamo ka amar qaata Kuxigeenkiisii hore…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia Oo Si Kulul Uga Hadlay Colaadda iyo Dagaalada Ka Socda Deegaano ka Mid ah Somalia

                  Muqdisho:17-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka markii ugu horraysay kaga hadlay Colaadda lagu hoobtay ee Beelaha walaalaha ah ku dhex maraysa Deegaano ku yaalla Shabeelaha Hoose. Madaxweynaha oo ay wajigiisa ka muuqatay cadho aad u faro badani xilligii uu hadlayey, ayaa ugu horrayn tacsiyeeyey dadkii Halkaas ku dhintay, waxana uu ku baaqay…

                  Read More

                    Xeer Ilaaliyayaal Iyo Madax Ka Tirsan Maxmadaha Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Boosaaso iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay

                    Boosaaso:17-Dec-2013(SDN)- Weerar loo Adeegsaday Waxyaabaha Qarxa ayaa  Xalay Ka Dhacay Hutel ku yaalla Magaalada Bosaso,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xeer ilaaliyayaal iyo madax kale oo ka tirsan maxkamadaha Puntland. Weerarkan  oo dhimasho iyo dhaawac keenay, ayaa la sheegayaa inay Haweenay  u dhaxday mid ka mid ah xeer ilaaliyayaashu ay ku dhimatay, iyadoo dad kale oo…

                    Read More

                      Illinkii ugu Weynaa Ee Soomaalidu Yurub ka Geli Jirtey Oo Xidhmay iyo Niyadjabka Ka Dhalan kara

                      Ankara:17-Dec-2013(SDN)-Illinkii ugu weynaa ee Somalida Yurub ku qulqulaysaa sii mari jireen ayaa u muuqda mid guud ahaanba xidhmay oo aanay dhici doonin in mar dambe laga sii gudbaa kadib markii ay Dawladda Turkiga iyo Dawladaha Yurub Heshiis Rasmi ah kala saxeexdeen. Heshiiskan oo ay labada Dhinac ku kala Saxeexdeen Waddanka Turkiga maalintii shalay, ayaa dhigaya…

                      Read More

                        Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Baaq U Jeediyey Labada Dhinac Ee Ku Dagaalamaya Shabeelaha Hoose

                        Buffalo:17-Dec-2013(SDN)-Ra’isul wasaarihii loogu jeclaa taariikhda Soomaalida Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa Baaq ka Soo Saaray Dagaalada lagu Hoobtay oo maalmihii ugu dambeeyey Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhex maraya Soomaalida Halkaas wada Degta. Maxamed Cabdilaahi farmajo waxa uu ugu baaqay labada Dhinac inay Nabad qaataan oo dagaalka Joojiyaan, “Deegaannada qaar ee Wadanka waxa ka socda colaado aan…

                        Read More

                          Wasiirrada iyo Xildhibaanada Xukuumadda Kaga Jira Bariga Somaliland Oo Ku Soo Biiray Isu Soo Dhaweyntii Shirguddoonka Wakiillada Laga Dhex Waday iyo Nuxurka Kulan Shalay Albaabada La Isugu Xidhay

                          Hargeysa:17-Dec-2013(SDN)-Kulankii Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Xildhibaan Xaaji Cabdi waraabe ka dhex wadeen Shirguddoonka  Golaha wakiillada Somaliland, ayaa wali sii Socda, iyadoo shalayna Kulan Sal Ballaadhan lagu Yeeshay Xarunta Golaha Baarlamaanka. Kulankan dhex dhexaadinta ah ee labadan masuul laga dhex wado, ayaa shalay ahaa mid Guddoomiye Saleebaan iyo Xaaji Cabdi waraabe u talo…

                          Read More

                            Cali Gurey oo ka faalooday khilaafka Guddoomiyaha Wakiilada iyo Madaxweyne Siilaanyo

                            Hargeysa Dec 17,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Cali Yusuf Gurey ayaa qoraal uu dhigay bogiisa Facebook waxa uu uga faalooday khilaafka cakiran ee u dhexeeyay madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Ciro. “Wakiiladii iyo madaxtooyii waxa la leeyahay waa isku jiq odayaal guurtida ah oo saleebaan Gaal hor kacyo…

                            Read More

                              Woqooyiga Kuuriya oo xus balaaran u sameeyay madaxweynihii hore ee dalkaas Kim Jong-il

                              Pyongyang Dec 17,2013(SDN)-Dalka Woqooyiga Kuuriya ayaa si weyn looga xusay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtay geeridii madaxweynihii hore ee dalkaasi Kim Jung-il. Xuska ayaa imanaya maalmo uun ka dib ka dib kolki maxkamad ciidan ay xilkii ka xayuubisay isla markaana ay deldeshay ku-xigeenkii madaxweynaha haatan Chang Song-thaek. Saraakiil iyo ciidamo aad u faro…

                              Read More

                                Dhegayso: Xaaji Cabdi-Waraabe oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Daahfurka Buug ka Hadlaya Taariikhdiisa

                                Hargeysa Dec 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay buug koobay inta badan taariikhda wax ku oolka ah ee Odey Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf. Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf ayaa khudbad dheer oo isugu jirta taariikh, waano, hogatus iyo arrimo kale ka jeediyay madal lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo lagu ururiyay Sooyaalkiisa shakhsi ahaaneed.. Haddaba nuxurka khudbaddaas…

                                Read More

                                  Afganbigii Dhicisoobay ee Koonfurta Sudan iyo Saamaynta Ganacsi ee Somaalida ku Nool uu ku Yeeshay

                                  Juba 16.Dec 2013 (SDN)- Suuqyada ganacsiga ee magaalada Juba ee caasimadda Koonfur Sudan ayaa maanta xiran kaddib markii xalay iyo saaka ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeya ciidanka dalkaas. Bile Daahir Maxamed oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ayaa sheegay inuu xiran yahay dhammaan ganacsiga qeybahiisa kala duwan. Wuxuu tilmaamay in Soomaalida ganacsatada ah…

                                  Read More

                                    Qarax Bambaano oo Caawa ka dhacay Barxada hore ee Maxkadamada Boosaaso dhimashada oo hal qof ah iyo dhaawaca oo Maraya 5 ruux

                                    Boosaaso 16.Dec 2013 (SDN)- Hal qof ayaa ku dhintay shan kalena way ku dhaawacmeen qarax bambaano oo caawa ka dhacay bannaanka maxkamadda dambiyada madaniga ah ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo ahaa bam-gacmeed ayaa lagu weeraray gaari uu watay xeer ilaaliyaha maxkamadda Bashiir Hoobaley oo dadka dhaawacmay ku jira. Wariyeyaal tagay isbitaalka…

                                    Read More

                                      “Bangigu Waxa uu isu Keenaa Qofka Lacagta haya iyo ka Maskaxda haya” Wasiirka Qorshaynta Qaranka {DHAGAYSO}

                                      Hargaya 16.Dec 2013 (sdn)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr.Sacad Cali Shire ayaa iftiimiyay Qaabka uu dal Horumar ku Gaadhi karo Waxaanu Sheegay in Mar kasta oo Muruqa iyo Maalka la isu Geeyo inuu ka dhalanayo Horumar la Taaban karo. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal loo sameeyay Midowga qaar ka mid ah shirkadaha laydhka…

                                      Read More