Cabashooyinkii Axmed Siilaanyo ee xiligii uu Jebhadka iyo Mucaaridkaba ahaa waxa ay ku saleysnaayeen Hinaase uun

    London Dec 08,2013(SDN)-Madaxweynaha haatan ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa uu soo maray xiliyo aad u dheeraa oo uu Jabhad iyo Mucaaridba ku ahaa madaxdii kala duwaneyd ee soo qabatay xilalka madxweyne ee Soomaaliya iyo Somaliland. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa beryahaa dad badani ugu soo joogsadeen ka hadalka,dhaliisha iyo muujinta isbedel uu sheegi jiray…

    Read More

      Ciidan Xooggan Oo Ethiopian ah Oo Kusii Qulqulaya Deegaanka Ceerbarde Iyo Dagaal Laga Cabsiqabo inuu Qarxo

      Bayrdhaba:08-Dec-2013(SDN)-Ciidamo Xooggan oo ka tirsan kuwa Dalka Ethiopia, ayaa gaadhay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, halkaas oo ay durba ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo, iyadoo aan la ogeyn ujeedadooda dhabta ah. Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Bakool ayaa maalmo ka hor warbaahinta u sheegay inay wadaan qorshayaal ay ku doonayaan inay Kooxda Al-shabaab kaga saaraan Degmooyinka ay gobolkaas kaga…

      Read More

        Magacyada Iyo Beelaha ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Loo Magacaabay Maamulka Jubba-land

          Kismayo:08-Dec-2013(SDN)-Waxa lagu dhawaaqay tiro ka mid ah wasiirrada  uu yeelan doono maamulka dhawaan laga dhisay magaalada Kismayo ee jibaland, iyadoo sidoo kale la magacaabay madaxweyne ku-xigeen labaad sida uu heshiiskii hore ahaa. Halkan waxanu idiinku haynaa magacyada iyo reeraha ay ka soo jeedaan wasiirada la magacaabay iyo madaxweyne-ku-xeenka 2-aad, waana kuwan.   1-Madaxweyne ku…

        Read More

          Dareenada Ku Xeeran Safarka Shariif Xasan Ee Magaalada Baydhabo

          Hargeysa:08-Dec-2013(SDN)-Safarka uu Guddoomiyihii hore ee Baarkamaanka dawladii ku Meel-gaadhka ahayd ee Soomaalia, shariif xasan sheikh aadan ku tegay magaalada Baydhabo, ayaa dareeno kala duwan muujinaya. Shariifka ayaa haatan kaalin weyn ka qaadanaya dhismaha maamulka loo alkumaya Gobolada Bay iyo Bakool, waxana ay haatan u muuqataa inuu halkaas ka wado Olole la xidhiidha arrinta dhismaha maamulkaas…

          Read More

            Haweenka Madaxtooyada Oo Ku Guulaystay Soo Celintii Maareeye Gaas iyo Wasiir Cukuse Oo Laga Baajiyey Is Casilaad

            Hargeysa:08-Dec-2013(SDN)-Murankii muddooyinkii ugu dambeeyey dhex yaallay Wasiir Cukuse iyo Maareeyaha Telefishanka qaranka Somaliland, ayaa keenay in shalay subixii hore shir albaabadu u xidhan yihiin uu madaxweynuhu labadan masuul isku hor fadhiisiyo. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay aqalka madaxtooyada Somaliland, wasiir cukuse ayaa  halkaas keenay daliillo cad cad iyo  caddaymo keenay inuu shaqada ka…

            Read More

              Safarka Madaxweyne Siilaanyo Ku Tegey Jigjiga Oo Hoos U Dhigay Maqaamkii Somaliland

              Hargeysa:08-Dec-2013(SDN)-Ka qayb-galka Madaxweyne Siilaanyo Kaga Qayb-gelayo Xuska  Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Ethiopia, ayaa   u muuqda mid Hoos u dhac ku ah Maqaamkii Jamhuuriyadda Somaliland ku sheeganaysay Waddan madax Bannaan. Sidoo kale waxa safarkan siyaabo kala duwan uga hadlay shacab badan oo ku dhaqan magaalada Hargeysa, waxana ay intooda badani aaminsan yihiin inaanay ku haboonayn madaxweynaha…

              Read More

              Xiddigaha Ciyaaraha u Caansan oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadley Geerida Nelson Mandela.(By Jaahuur)

              South Africa Johannesburg-07-Dec-2013-(SDN) Ahyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadadeynaa xiddigaha caanka ah maxay iclaamiyeen geerida Mandela? Mandela oo xabsiga ku waabariistey 27-an sannadood wakhtigii midabtakoorku South Africa ka talinayey,ayaa noqdey madaxweynihii si dimuqaradiyaad loogu soo durtey,isla markiina ku dhawaaqay inuu isboortigu hal mid ah noqdo isaga oo gashan funaanadda xulka qaranka,markaas oo uu socdey…

              Read More

                Machad hab Online ah ku bixinaya duruusta Quraanka Kariimka ah oo bushaaro u haya Qurbejoogta Soomaalida iyo kuwa kale ee waxbarashada danaynaya

                Hargeysa Dec, 8, 2013 (SDN)- Machadka Caalamul-Quraan ayaa daahfuray hab casri ah oo uu ku bixinayo duruusta barashada Quraanka Kariimka ah, taasoo ah fursad dadweynaha Soomaaliyeed siinaysa inay si fudud hab online ah ugu soo xidhmaan dugsigaas. Dugsiga oo xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa, waxa uu u shaqaynayaa hab Soomaalidu meel kasta oo ay joogto u…

                Read More

                  Gudoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Ethiopia iyo Booqasho uu ku tagay goobta Carwadda Qowmiyadaha DAAWO

                  JIG-JIGA 07.DEC (SDN)- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo booqasho uu kaga qaybgalayo xuska maalinta qoomiyadaha dalka Ethiopia ku jooga magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida Ethiopia ayaa kulan balaadhan la yeeshay gudoomiyaha baarlamaanka dawlad deegaanka somalida Ethiopia iyo tiro xildhibaano baarlamaanka ka tirsan. Kulankan gudoomiyayaasha baarlamaanada labada dal ee Ethiopia…

                  Read More

                    Maayarka Caasimada Hargaysa oo Iftiimiyay Waxqabadkooda ku aadan Bishan Decenbar

                    Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Maayirka caasiamada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid [  soltelco]  ayaa maanta shir jaraa id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay waxqabadayada bishan decembar u qorshaysan dawlada hoose in ay ka fuliso caasimada Hargaysa. Maayirka caasimada hargaysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid [ soltelco] waxa uu intaa ku daray in mudadii…

                    Read More

                      Afhayeen Cusub oo loo Magacaabay Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland

                      Hargeysa 07.Dec 2013  (SDN)  Wasiirka Wasaarada duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi  ayaa masuul cusub u magacaabay madaxa xafiiska xidhiidhka dadweynaha iyo saxaafadda ahna Afhayeenka wasaaradaasi. Sida lagu sheegay War saxaafadeed uu maanta soo saaray  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Cumar Cabdilaahi Aadan, War saxaafadeedkaas oo u dhignaa sidan:- “ Wasiirka…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaare Saacid oo ka Qayb galay Aas loo sameeyay Marxuum Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” DAAWO

                        Muqdisho 07.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka ka qeybgalay aaska Marxuum Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, wuxuuna Ra’iisul Wasaare Saacid halkaasi ka jeediyay erayo tacsi ah. “Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Innaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun, xildhibaan Maxamed Warsame Feysal wuxuu ahaa nin geesi ah,…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigiisii oo si Diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Jig Jiga

                          Jig Jiga 07.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo u kicitimay Dalka Ethiopia gaar ahaan Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka  Soomaalida Ethiopia ee Jigjiga halkaas oo madaxweynuhu uu kaga qaybgelaayey Sanad Guurada Qoomiyahada Ethiopia wada Dega kuwaas oo ay ka soo wareegtay Sanad Guuradii 8aad qoomiyaha shucubaha Ethiopia. Markii weftiga  madaxweynuhu ay…

                          Read More

                            Madax Qaybeedyada Tv Qaranka Iyo Shaqaalaha oo ka Digay Helista Xaqood Maqan in loo Bedelo Xafiiltan Qabyaaladeed Soona dhaweeyay Dalabkii Madaxweyne ku Xigeenka

                            Hargaysa 07.Dec (SDN) Madaxda Waaxyaha Telefishanka Qaranka ayaa Bayaan ay galabta soo saareen waxa ay ku cadeeyeen inay u hogaansameen dalab uu u soo jeediyay Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland isla markaana ah Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici,kaas oo nuxurkiisu ahaa in Wixii Cabasho ah ee ay Tirsanayaan ay la sugaan…

                            Read More

                              Mayar ku xigeenka Caasimada Cabdicasiis Cagaweyne oo soo gaadhay Boqortooyada ingiriiska

                              London 07 Dec Maayar ku Xigeenka ayaa waxa Gagada diyaaradaha ee Heathrow ku soo dhaweeyey dadweyne aad u tiro badan oo ka kala yimid gobolada wadankan uk ka kooban yahay. Waxa kale oo dadkii soo dhaweeyey ahaa Xoghayaha Waxbarashada ee xisbiga UCID Mudane Fawsi xaji Yusuf Warsame, Safiirka wareega Mudane Kaysar Cabdilaahi iyo Madax ka tirsan bulshada…

                              Read More

                                Komiishanka Doorashooyinka oo Mudeeyay Wakhtiga ay qabsoomayso doorashooyinka Madaxtooyada,Baarlamanka iyo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Shaaca ka qaaday in Doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxtooyadu ay dalka ka qabsoomi doonto Badhtamaha Sannadka 2015ka ee soo socda . Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Maxamed Xirsi Geele ayaa Shir Jaraa’id oo uu Xafiiskiisa ku qabtay waxa uu ka warbixiyay Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo uu sheegay…

                                Read More

                                  Mushaharka shaqalaha tvga qaranka Somaliland ee uk oo garaya £20kun oo gini iyo shaqale aan wasarada ka tirsanayn oo mushaharka qata

                                  london (SDN) SHaqale hore uga tirsanaa tvga qaranka somaliland laantiisa uk oo la soo xiriiray shabakada wararka qurbejeeg ayaa ka hadlay musuqmasuqa ka jira tvga qaranka siiba qarada  yurub isaga oo xubnahan oo magacooda sheegin ayaa waxay shegeen in agasimahii hore ee tvga qaranka uu shaqalaysiyey dhawr xubnood oo isku beel yihiin taas oo shaqalaha…

                                  Read More

                                    Xisbiga Ucid oo Ku baaqay Isu Soo Bax loogu Hiilinayo Xoriyatul Qawlka Saxaafada

                                    Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeeka Ucid Waxaa Uu Ku War galinayaa Dhamaan Taageerayaashiisa Iyo Cidkasta Oo Daneyneysa Xoriyatul Qawlka Saxaafada Jamuuriyada Somaliland In Ay Nagala Soo QaybGasho Banaan Bax Salmiya Oo Ku Beegan Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee XUQUUQUL INSAANKA (Salaasa) 10-12-2013 Banaan Baxan Oo Ah Mid Muwaadinkastaa Xaq Dastuuriya U leeyahey…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Magaalada Jig Jiga kaga qayb galaya Munaasibada Xuska Qoomiyadaha Itoobiya

                                      Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu  ambabaxay wadanka Itoobiya ka dib markii uu casuumad rasmi ah ka helay dalkaasi. Madaxweynaha Somaliland Waxaa safarkiisa oo qaadan doona muddo labo cisho ah ku weheliya mas;uuliyiinta kala ah, wasiirka wasaaradda Madaxtooyada…

                                      Read More