Madaxweyne ku xigeenka oo sifo is xanbaar ah kaamboolka warfaafinta ku soo geliyay Maareeyihii Musuq Maasuqa ku eedaysnaa iyo dacwada Shaqaalaha
Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Madaxweyne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa saaka subaxnimadii ku kalahay wasaaradda warfaafinta iyo telefishanka Qaranka si uu ugu kuur galo khilaafka maamul ee u dhaxeeya wasiir Cukuse iyo maareeye Khadar cali gaas, kuwaasoo ay la kala safteen Shaqaalaha wasaaradaasi. Madaxweyne kuxigeenka somaliland ayaa kulan la yeeshay madax waaxeedyadda wasaaradaasi waxaanu ka…
