Wafti Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka Denmark oo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Xafiiskiisa ku qaabilay Daawo
Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark. Wafdigan oo uu hogaaminayey Md Henrik Jespersen, Senior Technical Adviser oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda waddanka Denmark waxaana ka mid ahaa waftigiisa Marwo Lotte Mindedal oo la…
