Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole u magacawday Wakiilkooda Canada

    Ottawa Dec 09,2013(SDN)-Dalada Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ee USN ayaa waxa ay magacawday wakiilo u kala fadhiyi doona dalalka Canada, Britain iyo France. Qoraal ay soo saartay dalada USN ayaa lagu sheegay in Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole loogu magacaabay in uu wakiil ka noqdo dalka Canada. Siyaasi Xuseen ayaa mudo dheer dalkan Canada ka waday…

    Read More

      Madaxda Soomaalida oo aan dhulkooda ku kulmi kareyn hadana saf dheer Jigjiga la isgu geeyay

      Jigjiga Dec 09,2013(SDN)-Madaxda degaanada Soomaalida ee geeska Africa ayaa gebi ahaantood farta loogu yeeray todobaadkan si ay uga wada qeybgalaan munaasibad dalka Itoobiya looga yaqaan debaadega Qowmiyadaha. Madaxda Soomaalida dalka ay doonaan ha ka arimiyeen ayaa waxa aan suurtogal aheyn in ay ku kulmaan mid ka mida degaanadooda mudo haatan laga joogo dhawr iyo labaatan…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Jigjiga looga casuumay sidii Maamul Goboleed iyo Cabdiraxmaan Ciro oo Dawlada dhexe casuuntay

        Hargeysa Dec 09,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida Itoobiya uga qeybgalaya debaal dega Munaasibada Qowmiyadaha dalkaasi isaga oo loo soo casuumadeeyay sida madaxda Maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Somaliland ayaa casuumad ka helay madaxweynaha Dawlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Md Cabdi Muxumad Iley. Md Cabdi Muxumad Iley…

        Read More

          Cabdiraxmaan Seylici oo Cukuse ka aargoostay sanad ka dib

          Hargeysa Dec 09,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa mudo dheer uurka ugu hayay dareen aargoosi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Md Cabdulaahi Daahir Cukuse. Cukuse ayaa xiligii uu ahaa Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland waxa khilaafyo dhawr ahaa oo soo dhexmaray wasiirka Madaxtooyada iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland waxa uu la saftay Wasiirka Madaxtooyada. Khilaafyadaa…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Sheegay Inuu Ra’iisal wasaare ka Dhiganayo Nin Hore Uga Tirsanaa Xukuumaddii Farmaajo

            Muqdisho:09-Dec-2013 (SDN)-Waxa Xarunta Madaxtooyada Somalia ee Villa Somalia si xawli ah uga socda Tartanka Loogu jiro Jagada Ra’isal wasaare         Saacid uu ka Baxay iyadoo ay soo baxayaan warar tilmaamay cidda xulashadu  u janjeedho. Wararka Hoose ee Halkaas laga Helayo, ayaa sheegaya inay  haatan arrintu u dhaw dahay in la xusho shakhsi cusub oo aan…

            Read More

              “Madaxweyne dadku daafad uma hayaan waxyaabaha dhacaya Oo ah Wixii ay Kasoo Dagaalameen ee Aad Goob-joogga u ahayde Ma Markii Horaad Qaldanayd Mise Imikaad………..,”Muj. Boobe Yuusuf.

              Hargeysa:09-Dec-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa si Kulul u dhaleeceeyey tallaabada ay xukuumaddu afka Kaga xidhayso saxaafadda madaxa Bannaan iyo tacaddiga ay ku hayso Xorriyatul-qawlka. Mujaahid Boobe Yuusuf oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah saxaafadda madax  bannaan ee somaliland, ayaa ayaandarro ku tilmaamay…

              Read More

                Xukuumadda Oo Wafti Uu Ciilmooge Hoggaaminayo Uga Dhaaratay Inay Hargeysa Ka Soo Degaan

                Hargeysa:09-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Somaliland ayaa Maalintii Sabtidii La Soo Dhaafay Diidday Codsi Kaga Yimi Dhinaca Xukuumadda Federalka Somalia oo ay ku doonayeen inay Hargeysa Kaga Soo Degaan Wafti Balllaadhan oo Wasiiro iyo Xildhibaano Iskugu jira, Kuwaas Oo Doonayey inay ka qaybgalaan xuska Maalinta Qoomiyadaha Ethiopia. Waftigan ayaa la sheegay inuu Hoggaaminayey Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Cabdilaahi…

                Read More

                  Dilka Taliyihii Sirdoonka Saraar Oo Aan Xal Laga Gaadhin Iyo Waan-waan Wali Deegaanadaas Laga Wado

                  Ceel-dhaab:09-Dec-2013(SDN)-Magaalada Ceel-dhaab ee Gobolka Saraar, ayaa waxa ka socda shirar waan-waan lagaga gaadhay Dilkii Lagula kacay Alla Ha u Naxariistii Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Marxuum Axmed Caydiid oo arrintiisu in badan taagnayd. Taliyaha oo ay muddo dheer ka hor magaalada Caynaba ku dileen koox Hubaysani ayaa keenay kala qoqobnaan ku timaadda Beelaha ku dhaqan deegaanada…

                  Read More

                    Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta oo dalka dib ugu soo noqday iyo kulamo uu la qaatay wafti ka socda dalka Japan

                    Hargeysa Dec 08,2013(SDN)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib Shirar caalami ah oo Wasiirku uga qayb galay dalalka   biljamka iyo Franca kuwaasi oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho…

                    Read More

                      Daawo Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya iyo Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay

                      Jig-Jiga 08.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa saaka waxa ay ka qaybgaleen sidii ujeedada socdaalkuba ahaa inay kala qayb-qaataan xuska sanad guurada 8aad ee Qoomiyadaha iyo shucuubta Reer Ethiopia oo lagu qabtay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida ee jigjiga. Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisu ay la qaateen…

                      Read More

                        Jaaliyada Somalilda Ethiopia ee ku dhaqan Uk oo munasabad lagu xusayo maalinta qomiyadaha lagu qabtay Safarada Ethiopia, London

                        London 08Dec13(SDN) Jaaliyada Somalida  Ethiopia ee ku dhaqan Uk  oo munasabad lagu xusayo  maalinta qomiyadaha  lagu qabtay Safarada Ethiopia  ay ku leedahay London xafladan oo loogu dabal dagayo maalinta qawmiyadaha Ethiopa oo marti galisay dawlad deeganka somalida munasabadan oo ay soo qaban qabisay jaaliyada ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad u tiro badan…

                        Read More

                          Garabka Haweenka Ucid ee London oo qabtay xaflad loogu magac daray Habeenka Haweenka Ucid oo lagu qabtay London Dawo Sawirad xaflad

                          London 08Dec13(SDN)Xaflad aad u baaladhan oo lagu qabtay Galbeedka London magaaladda London xaflad aad u balaadhan oo ay soo abaabuleen garabka Haweenka ee Xisbiga UCID  taas oo loogu magac daray Haweenka iyo Habeenkii Ucid ,Kulankan oo aad u baalaadhnaa oo ka  soo qaybgaleen Haween aad u tiro badan  oo isaga kala yimid daafaha Cariga Ingiriiska…

                          Read More

                            Maareeyaha Tv oo Kulan dhagaraysan doonayay inuu u Maleego Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka ,Iyo Mas’uuliyiinta oo ku Gacan Saydhay

                            Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka ayaa maanta ku gacan saydhay Kulan uu rabay inuu Maareeyaha Telefishanku la yeesho isla markaana ay ka wada hadlaan Xurguftii u dhaxaysay . Qoraal ay soo gaadhsiiyeen Warbaahinta ayay kaga hadleen Sababta ay ku qaadaceen Kulankaas kaas oo u dhignaa Sidan- “Anagoo ah Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka waxaanu…

                            Read More

                              Gudidad Dhismaha Dawga Cad Oo Saaka Bilaabay Qaybtii Labaad Ee Dawga Cad iyo Baaq Taageero Ahna U Diray Qurba Joogta Dalka DAAWO

                              Hargeisa 08.Dec 2013 (SDN)Gudida Isku Xilqaantay Dhismaha Dawga Cad Ee Isku Xidha Dawladaha Somaliland iyo Jabouti ayaa Safar Ugu Baxay Jidkaasi oo In Mudo Ah Uu Dhismihiisu Socday ,Iyagoo Dhamaystiray Qaybtii Koowaad Isla Markaana dhameeyay Sadexdii Km Ee Ugu Dhibta Badnaa isku Xidhka Dadwaynaha Labada Dal. Jidkan Ayaa Ahaa Mid ay Ku Soo Halaagmeen Dadbadan…

                              Read More

                                Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Qaadacday Banaan bax Salmi ah oo ay ka dalbadeen Xisbiga Ucid iyo Sababta ay u daliishadeen

                                Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)- Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa war ka soo saartay Mudaharaad uu shalay ku baaqay xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kaasi oo war-saxaafadeed ay shalay soo saareen ku sheegeen inay qabanayaan Salaasada Toddobaadkan. Wasiir ku xigeenka Aminga Ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Cabdilaahi Abokor Cismaan, oo deba socda qoraal codsi ah oo…

                                Read More

                                  Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday inay Madaaradda dalka Adeegsadaan dadka aan sidan Baasaabooro.

                                  Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)- -War ka soo baxay Wasaarada Duulista iyo Hawada kuna Saxeexan yahay Afhayeenka Wasaaradaasi Saddam Maxamed Axmed Ayaa  u dhignaa Sidan;-  “ Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland waxay dhamaan dadweynaha isaga goosha madaarada Somaliland ee ka soo dega ama ka dhoofa ku wargalinaynsaa inay waajib ku tahay inay sitaan baasaabooro…

                                  Read More