DAAWO Badhasaabka gobolka Gabiley oo laba hadal oo isburinaaya kaga jawaabey Safarkii Musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen

    Hargeysa Dec 05,2013(SDN)-Badhasaabka gobolka Gabiley ayaa laba hadal oo isburinaaya kaga jawaabey Safarkii Musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen uu kutagayey deegaano gobolkaasi kamida  waxaana  badhasaabka Cadaadiskaga yimi Madaxtooyada Somaliland taasi oo uu bixiyey wareysiyo iska soo horjeeda oo isla shaley uun arintaa ka dib laga qaadey.  

    Read More

      Guddoomiyaha UCID ee UK oo canbaareeyay xanibaadii Xukuumada Somaliland ee Masuuliyiinta xisbigaasi

      London Dec 05,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Jamac Koodbuur(Shine) ayaa qoraal uu na soo gaarsiiyay waxa uu ku canbaareeyay falkii ay xukuumada Somaliland ku xanibtay socdaal uu Musharaxa madaxweynaha ee Xisbigaasi Md Jamaal Cali Xuseen uu ku tegi lahaa gobolka Gebiley,Qoraalka ayaa sidan u dhignaa. “Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID…

      Read More

      Man United oo Gabalkeedii Sii Dhacayo Markii Everton 1-0 Ku Dubatey (DAAWO) Maxaase Si Ka Ah? (By Jaahuur)

      London-Trafford Stadium-04-Dec-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa Naadiga facaweyn ee Man United oo naayadii yar-yaraa u miliqsanayaan,kaalinta 9-na kaga jirta horyaalka Ingiriiska Premier League Maxaase si ka ah? Aalaaba naadiyada facaweyn marka ay la soo gudbownaato guuldarooyin badan waxaa loo aaneynayaa is bedelada badan ee xagga maamulka,tababarayaasha iyo xagga ciyaartoydaba. Man United oo aay soo…

      Read More

        Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale ayaa si adag u canbaareyey dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday Gobolka Gabilay

          London 05/12/13(SDN) Xoghayaha xisbiga ucid laantiisa uk ayaa canbareyey dhacdadii foosha xumayd ee laga hor istagay madaxda xisbiga Ucid inay booqasho ku tagaan  gobolka Gabilay, Gudoomiyaha oo saxafada kula hadlay ayaa waxa uu shegay in ay manta dawlada kulmiye ay la timid dhacdo aad u xun oo aan looga baran Somaliland taas oo keentay…

        Read More

          Madaxweynaha Somalia oo ku Celiyay in aanay Jiri doonin Haween la Kufsado Misane la Xidho

          Muqdisho 04.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaqiijiyay inaanay ciidanka booliska xiri doonin haweenka ka soo cawda kufsiga, haddii ay dhacdo in baaritaan lagu sameeyo sheegashadooda la baari doono iyagoo bannaanka jooga. Ciidanka ammaanka iyo booliska Soomaaliya ayuu sheegay in la siiyo tababarro gaar ah oo jinsiga ku saabsan, isagoo xusay…

          Read More

            “ Waxaa dhab ah Dawladdeenani ilaa markii ay Kursiga ku fadhiistay inaanay wax nabad galyada wax yeelaya mooyee aanay waxba u tarin, laba dibble ayaa looga hayaa. Maxaa ka makhraati ah? Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka Xasan Guurre Jaamac ayaa Xukumadda uu Madaxweyne Silaanyo hogaamiyo ku dhaliilay Xadhiga Shalay ay kula kacday weriyeyaal Mudaharaad dhigayay iyo horjoogsiga Wefti Musharaxa Madaxweynaha Ucid hogaaminayay oo loo diiday in Gabiley uu galo. Waxa uu Hogaamiyaha Somaliland kula taliyay inaanu marin dariiqii uu Siyaad Barre…

            Read More

              “Anigu amarkan waxaan u maleynayaa inuu ka soo baxay kijinka madaxtooyada Somaliland xukuumadu ha cadeyso inay gabiley ka tirsan tahay Somaliland iyo inay” Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha Maaliyada Ucid Sawiro

              Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)-Musharax madaxweyne mino ee xisbiga ucid aqoonyahan Jamaal cali xuseen iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ciidanka boolisku ku joojiyeen kaantaroolka cabula, waxaan ciidanka boolisku u sheegeen inay iyagu amar haystaan taliyaha qaybta gobolka gabiley oo ay weheliyan taliyeyaash kala duwn ee saldhigyda gobolka gabiley. Jamaal cali xuseen oo warbaahinta saaka halkaasi…

              Read More

                Wasiirka Warfaafinta oo Madaxweyne Siilaanyo ruqsad u siiyay inuu Magacaabo Agaasime Waaxeed Cusub oo Tv qaranka ah iyo Hawlwadeenada Wasaarada Warfafinta Oo Ku Tilmaamay Talaabo lagag Fujinayo Dulmi Mudo Dheer haystay

                Hargeisa 04.Dec 2013 (SDN)- Iyadoo  Ay Wax Yari Ka soo Wareegeen Wakhti Uu Wasiirka wasaarada warfaafinta Jsl Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse  ka Joojiyay Shaqadii Uu Qaranka U Hayay maareeyihii Tvga Qaranka ,kaasi oo uu madaxwaynaha Jsl Md Axmed Maxamed maxmauud Siilaayo magacaabay Kadib markii Wasaarada warfaafinta Oo uu Ku Jiro Tvga Qaranka Uu ka Dilaacay Musuq…

                Read More

                  “Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Cabudhinta Saxaafada,iyo Hakinta Socdaalka Madaxda Xisbiga Ucid ay ku tagayeen Gobolka Gebilay” {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u Canbaareeyay Maanta falalka ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo kula Kacday Saxafiyiin  Maalintii Shalay u Muujinayay Banaan bax Salmi ah oo ay kaga soo Horjeedaan Gabood falkii lagula Kacay Wargayska Hubaal. Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbigaas Mudane Axmed Muumin Seed iyo Xoghayaha Warfaafinta…

                  Read More

                    ” Runtii Aadbaan Uga Xumahay In Lana Yidhaa Gobolkii Gabiley Galimaysaan Sidii Aanu Nahay Dad Ajaanib Ah, Anagu Waxaanu U Soconey Sidii Aanu Ula Kulmi Lahayn Xildhibaanadayadii Iyo Tageerayaashayadii.” Jamaal Cali Xuseen

                    Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)- Jamaal Cali Xuseen iyo Weft Ucid aha oo saaka u jarmaaday Gobolka Gabiley  ayey Boolisku ka hor joogsadeen Waxayna u xanibeen barta kaantarooka Caabudla ee laga galo Gabiley. ” Runtii Aadbaan Uga Xumahay In Lana Yidhaa Gobolkii Gabiley Galimaysaan Sidii Aanu Nahay Dad Ajaanib Ah, Anagu Waxaanu U Soconey Sidii Aanu…

                    Read More

                      Warbixin:Soomaalida ku nool Woqooyiga America oo ka shaqo helid badan kuwa Sweden

                      Stockholm Dec 04,2013(SDN)-Soomaalida ku nool dalalka Woqooyiga America ayaa ka fursado shaqo badan kuwa ku nool dalka Sweden sidaa waxa lagu sheegay warbixin ay daabacday dawlada Sweden. Isku celcelis Soomaalida Mareykanka iyo Canada ku nool labadii aad aragtoba midbaa shaqeeya halka Soomalaida ku nool dalka Sweden la sheegay in 20%uun ay shaqeeyaan. Warbixintan oo loogu…

                      Read More

                        Xarunta Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Saddex Sano ka dib Shalay Madaxweyne Siilaanyo Looga Dhigay Mid Shaqeeya

                        Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)-Waxa Muddo saddex sano ka badan oo uu Magacownaa markii ugu horraysay si Rasmi ah Albaabada Loo furay Xafiiska Guddida qandaraasyada Qaranka eek u dhex yaalla Dhismaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. Xafiiskan oo inta badan iska xidhan wax shaqo ahina aanay haba yaraatee ka soconin, ayaa Shalay  u ekaa Xafiis shaqo ka dib markii Madaxda Xafiisku…

                        Read More

                          Duqa Berbera Oo Muran iyo Yoo-yootan ku Furay Kala-fadhigii 5-aad ee Golahaas iyo Buuq Xildhibaanadu ku Kala Yaaceen

                          Berbera:04-Dec-2013(SDN) –Kala-fadhigii Shanaad ee Golaha Deegaanka Berbera oo maalintii shalay furmay ayaa Buuq iyo Sawaxan khilaaf dhaliyey ku furmay. Khilaafka ayaa sida la sheegay ka dhashay  markii uu Guddoomiye Cabdishakuur Ciddin Kala-fadhigii u Beddelay shir Jaraa’id, taasina ay keentay in si weyn la isugu khilaafo Hannaanka wax u socdaan. Guddoomiyaha ayaa Kala-fadhiga kusoo Casuumay Qaar…

                          Read More

                            Waddooyinka Ugu Waaweyn Caasimadda Hargeysa Oo Shalay 4-Saacadood Loo Xidhay Booqashadii Madaxweynaha

                            Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)-Waxa Maalintii shalay   Booqasho Madaxweyne Siilaanyo ku Tegay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu Sababtay Culayskii ugu weynaa ee Abid ku Yimaadda Isu Socodka Gaadiidka iyo Bulshada ku dhaqan Caasimadda Hargeysa. Muddo ku siman Afar Saacadood, waxa xidhnaa Afarta Isgoys ee ugu muhiimsan caasimadda ee ku yaalla inta u dhaxaysa Fooqa Kayse Bushaaro iyo Xarunta  wasaaradda Xannaanada…

                            Read More

                              4-Wariye Oo Ka Tirsan Warbaahinta Madaxa Bannaan Oo Xukuumaddu Maalintii Labaad Xabsiga Ku Hayso

                              Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa maalintii shalay xabsiga ku gurtay Wariyayaal Ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Dalka, kuwaas oo Muujinayey Dareenkooda ku Aaddan Dhibaatada  Dawladda iyo Hay’adaha Garsoorka oo is Huwani ku hayaan warbaahinta waddanka. Wariyayaashan oo tiradoodu tahay Afar ayaa  ka qayb galayey mudaraharaad salmi ah oo  Saxaafadda madaxa Bannaan ee Somaliland kaga soo Horjeedday…

                              Read More

                                Xaawaleyda Ku Xeeran Madaxtooyada Oo Carqalad Ku Haya Hawlo Samo-fal oo Marwo Faadumo Siciid Ka Waddo Dalka iyo Socdaala Laga Hor istaagay

                                Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)- Guddoomiyaha ururka Wadaniga ah ee  Odxa Marwo Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa sheegtay in maamulka Gobolka Gabiley ay ka hor joogsadeen inay Gasho Magaaladaas. Marwo Faadumo Siciid oo  Habeenkii xalay U Warrantay Qaar ka mid ah warbaahinta somaliland, ayaa sheegtay in laga Horjoogsaday Qorshe ay doonaysay inay Magaalada Gabiley kaga soo furto Tartan Heerka labaad…

                                Read More

                                  Dhex dhexaadin lagu soo afjarayo Dhinacyadii ku dagaalamay Degmada Taleex oo ay Wax garad isku hawleen

                                  Laascaanood 03.Dec 2013 (SDN)- Odagayaasha dhaqanka ee gobolka Sool ayaa sheegay inay dhex-dhexaadinayaan dhinacyadii dhowaan ku dagaallamay degmada Taleex. Ergo nabadeed oo ka ambabaxday magaalada Laascaanod ayaa gaartay degmada Taleex, si ay u soo af-jaraan colaadda oo sababtay dhimasho, dhaawac iyo barakaca dad rayid ah. Caaqil Axmed Cabdi Gaas oo ka mid ah Salaadiinta gobolka…

                                  Read More

                                    “Waa nala bahdilay, quluubta ayaa nalaga qabsaday waxa mushahar iyo gunnaba loo kala badsan jiray sida qofba uu ugu dhow yahay madaxda, qof walba wixii uu goosto ha loogu abaal-celiyo” Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta

                                    Hargeysa 03.Dec 2013(SDN)- Shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelint Somaliland ayaa soo dhaweeyay oo mahadiyay qaraar ay wasaaraddu ku gaadhay in la simo mushaharka iyo Gunnadda shaqaalaha oo farqi weyni u dhaxeeyay iyo in qof kastaaba dedaalkiisa lagu abaaliyo. Go’aankan oo uu Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) gaadhay inuu ugu cadaalad falayo shaqaalaha…

                                    Read More

                                      Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay wax ka qabasho la’aanta dagaalka Taleex {DHAGAYSO}

                                      Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Xukumadda Siillanyo ku eedeyey in Dalkii dhamaa ee lagu aaminay ay kaga mashquushay Siddii ay Xisbiyada Mucaaridka Taako ugu dhigi lahayd, Waxa kale oo uu xusay in Xukumadu tahlikariwayday in ay Jawaab ka bixiso Farro galinta maamul goboleedka Puntland ay ku sameysay Xuduuda Somaliland…

                                      Read More