Gabadh reer Norway ah oo Dood midab-takoorka ah dalkaa ka bilowday
Oslo Nov 26,2013(SDN)-Gabadh Soomaaliyeed oo barata culuunta caafimaadka oo ku nool dalka Norway ayaa biloowday dood la xiriirta midab takoor ka jira dalkaasi. Gabadhan oo la yidhaahdo Warsan Ismaciil oo 23 jir ah ayaa boga Internetka ee Twitter ku baahisay dhacdooyin soo maray iyada Qoyska ay ka dhalatay mudadii ay dalkaasi ku noolaayeen. Dooda gabadhani…
