“Waxaan waydiisaneynaa dadka fiican ee Soomaaliyeed ee ku nool gobollada Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose inay ka fogaadaan xerooyinka iyo jid-gooyooyinka Al-Shabaab,” Emmanuel Chirchir
Nairobi 07.Nov 2013 (SDN)- Ciidanka Kenya ayaa uga digay shacabka ku nool gobollada Jubbooyinka iyo Gedo inay ka ag dhowaadaan xarumaha maleeshiyada Al-Shabaab. Afhayeenka ciidanka milateriga Kenya Major Emmanuel Chirchir ayaa barta uu ku leeyahay Twitter wuxuu ku bidhaamiyay suurta-galnimada weerarro cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab. “Waxaan waydiisaneynaa dadka fiican ee Soomaaliyeed ee ku…
