Nin Sheegtay in Mareykanka uu u sheegay aqalkii uu Osama Bin Laden ku dhuumaaleysanay balse aan abaal marin la siin
Detroit Nov 02,2013(SDN)-Nin heysta dhalashada dalka Mareykanka balse ka soo jeeda dalka Masar ayaa saxaafada u soo bandhigay sheegasho uu leeyahay waxaan ahaa ruuxii Mareykanka u sheegayhalka Bin Laden uu ku dhuumaaleysanayay mudada dheer. Tom Lee ayaa sheegay in FBI-da Mareykanka uu 2003dii u sheegay halka Bin Ladin uu kaga dhuumaaleysanayo Pakistaan. Lee waxa uu…
