Qaar Ka Mid ah Wufuuddii Ka Qaybgelaysay Shirka Muqdisho Oo iskaga Dareeray Xarunta Shirku Ka Socdo
Muqdisho:4-Nov-2013(SDN)-Sida ay Sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo Xarunta Shirka dib u heshiisiinta jubooyinka iyo Gedo ee ka bilaabmay hoteelka jazeera waxa Goobta iskaga Baxay qaar ka mid ah Wufuudda shirka oo Saluugay Hannaanka Shirku u socdo. Wufuuda ka baxay shirka ayaa waxa ay sheegeen in aanay kulaaban doonin shirka maanta Halkii ka sii…
