Daawo Sawiro…kulankii London iyo Cambaareyn dilkii loo geystay Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cade oo Mogdisho lagu diley.
London 02Nov13(SDN) Kulan balaadhan oo ka dhacay Savana Restaurant ee galbeedka magaaladda London,kulanka oo ay kasoo qaybgaleen Bahda saxaafadda,Ururadda Bulshada,Gudoomiyaha Jaaliyadda Somalida UK ,Haween iyo martisharaf kale oo fara badan. Ujeedada kulanka oo ku saabsanaa Canbaareyn dilkii loo geystay Allah ha u naxariistee Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cade oo 22 bishii hore niman dablay ahi ay…
