Ku xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson oo Maanta Muqdisho ka Degay
Muqdisho 26.October 2013 (SDN)- Ku xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ujeeddada socdaalkiisa ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii uu ugu kuurgali lahaa horumarka kala duwan ee laga hirgaliyay Soomaaliya. Jan Eliasson ayaa ku ammaanay dowladda…
