Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir (Cikrama) oo lagu Xidhiidhiyay Weerarkii Westgate Moll

    London 25.October 2013 (SDN) – Nin ka tirsan Al-Shabaab oo lala xiriiriyay shirqoollo argagixiso oo ka dhacay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyay in muddo hal sano uu ku noolaa magaalada London ee dalka Britain. Ninka oo lagu magacaabo Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir oo loo yaqaan Cikrama oo ahaa bar-tilmaameedkii weerarkii uu Maraykanku ku qaaday shantii bishan…

    Read More

      Wasiir Cukuse Shalay Wasaaraddiisa ka Waayey Meel uu Fadhiisto, Dantuna Badday Goob Aanay Saxaafadda Madax Bannaani Geli Jirin

        Hargeysa:25-Oct-2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa isagoo wasaaradiisa ku sugan waayey Goob uu Warbaahinta kula Hadlo, kadib markii uu la kulmay Xafiiskiisii oo xidhan.   Wasiir Cukuse oo maalintii shalay warbaahinta u yeedhay, ayaa qaddar daqiiqado ah hortaagnaa xafiiskiisa gaarka ah, waxana ay taasi caddaynaysaa inaan shaqada…

      Read More

        Wasiirrada Arrimaha Dibadda Iyo Waxbarashada Somaliland Oo Socdaal Ugu Kicitimay Waddanka Aan Deggenayn Ee Masar

        Hargeysa:25-Oct-2013(SDN)–Wasiirrada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay dalalka aan xaalkiisu fiicnayn ee Masar,  iyagoo sidoo kale mari doono Waddamada Ingiriiska iyo masar. Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Magaalada Qaahira ee…

        Read More

          Reer Yurub oo dalbaday in wadahadalo laga yeesho basaasida Mareykanka

          Brussels Oct 25,2013(SDN)-Madaxda dalalka reer Yurub oo haatan uu kulan uga socdo magaalada Brusselsvayaa waxa wadahadaladoodii hareeyay in Mareykanku dhegeysto isgaarsiinta shacabka iyo madaxda dalalka reer Yurub. Yurub oo ah xulufada ugu weyn ee Mareykanku dunida ku leeyahay,waxaana haatan xiriirkaasi hareeray mugdi ka dhashay in basaas lagula kacay xulafada Mareykanka. Madaxda reer Yurub ayaa haatan…

          Read More

            BORAMA: Wasiirro Af Madhan La Hortagay Da’yar Aqoonyahanno ah oo Rajo La’aan waddanka uga soo Socda

            Boram:25-Oct-2013(SDN)-Maalintii shalay waxa Magaalada Borama ee Caasimadda Gobolka Awdal Gaadhay koox  Wasiirro ah oo xubno ka ahaa Guddi Ma-dhalays Noqotay Oo Muddo ka hor madaxweyne Siilaanyo u magacaabay la Dagaalanka Tahriibta. waftigan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta, ayaa markii ay…

            Read More

              Sarkaalkii Sheegtay Toogashada Xildhibaan Qabille Oo Ciidanku Xalay Qabteen

                Dacar-budhuq:25-Oct-2013(SDN)- Ciidammada ammaanka Somaliland ayaa la sheegayaa in xalay Fiidkii gacanta ku dhigeen  Eedaysane Tabaarik Maxamed Ducaale oo Ah Ninkii Rasaasta ku riday Xil. Maxamed Faarax Qabille Saddex Habeen ka hore. Eedaysanahan ayaa la sheegay in uu galabnimadii shalay dhuumasho kaga baxay Magaaladda Hargeysa isaga oo ku sii jeedda Magaaladda Berbera, balse waxa lagu…

              Read More

                Qaramada Midoobey iyo ururada suxuufiyiinta Soomaaliya iyo Somaliland oo wadjir u qabanaya abaal marinta Warbaahinta

                Hargeysa Oct 25,2013(SDN)-Qaramada Midoobey iyo ururada suxuufiyiinta Soomaaliya (NUSOJ) iyo Somaliland (SOLJA) ayaa wada jir u qabanaya barnaamij lagu abaal marinayo Warbaahinta sanadka markii u horeysay. Abaal marintan oo ah tii u horeysay ee noocaada ah oo ay dhinacyadani ka wada shaqeeyaan ayaa lagu eegi doonaa dhinacyada horumarka iyo Gargaarka. Abaal marinta warbaahinta Soomaaliyeed ee…

                Read More

                  Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo usoo jeediyey dhaliilo is barkan

                  Hargaysa 25.October 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo usoo jeediyey dhaliilo is barkan. Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec oo saaka ka qaybgalay xaflad balaadhan oo ay ku qalinjabinayeen 230 arday oo ka baxay…

                  Read More

                    Shirkad Somaliland u soo Daabici jirtay Waraaqaha Codbixinta Doorashooyinka oo Maxkamad la saarayo

                    London, Oct 24, 2013 (SDN) -Labada Masuul ee ugu sareeyay Shirkad Daabacaadeed oo la yidhaahdo Smith and Ouzman Limited, mid ka mid ah shaqaalahooda iyo wakiil shirkadaas ka tirsan ayaa hortegay Maxkamad ku Taal magaalada London, kadib markii lagu eedeeyay Musuq-maasuq ay ku kaceen. Chris Smith oo 70 Jir ah, guddoomiyihii hore ee shirkadda Smith…

                    Read More

                      Wefti ka Socda Somaliland oo u Kicitimay Masar,Uk iyo Jabuuti iyo Xogo ku saabsan Safarkooda

                      Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Wasiirada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Waxbarashada Mudane Sam Sam Cabdi Aadan ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay Wadamada Masar,Ingiriiska iyo Jabuuti. Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxay kulan kula Yeelan…

                      Read More

                        “Xaq buu u leeyahay in loo soo qabto oo maxkamada horteeda la keeno oo eedaas iyo kiiskaasba la baadho,Annaguna xaq waxaanu kuugu leenahay inaad nagu soo cadayso” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

                        Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inuu Hay’adaha amniga iyo kuwa sharciga la tagayo in lagu soo cadeeyo eedo uu Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille shalay u jeediyay oo la xidhiidhay inuu wax ka soo qorsheeyay ninkii habeen sadexaadkii ku rasaaseeyay Xildhibaanka magaaladda Hargeysa. Wasiirku…

                        Read More

                          Xujay Somali ah oo la Sheegay inay ku dhinteen Gudashada Waajibaadka Xajka

                          Maka 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka garsoorka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa maanta shaaca ka qaadday  in shan ka tirsaneyd xujeydii Soomaalida ee sannadkan soo xajisay ay geeriyoodeen, halka siddeed kalana ay dhaawacmeen. Geerida Soomaalidan ayaa loo aaneynayaa ciriiriga Xajka iyo xujeyda oo is-buurtay. Cabdullaahi Abyan Nuur oo kamid ahaa xujeyda ayaa…

                          Read More

                            Caabud Waaq oo lagu soo Khatimay Shirweyne dibu heshiisiinta Bulshada degta Gobolka Gal gaduud

                            Caabud waaq 24.October 2013 (SDN)- Waxaa maalmihi la soo dhaafay ka socday gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud shirweyne dib u heshisiinta beelaha wada daga gobolka Galguuduud. Shirweynahaas ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud,Hogaamiye dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Shacabka dega Gobolka Gal Gaduud ayaa la isula qaatay sii…

                            Read More

                              Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo Qaabilay Wefti ka socda Dalka Talyaaniga

                              Muqdisho 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/Xakiim Maxamuud Xaaji Faqi oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Muuse Cabdulle Maxamuud,Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Gen.Daahir Aden Cilmi Indha-qarshe,Abaanduulaha CXDS Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi iyo Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde kula kulmay Wefdi ka socday Dowlada Talyaaniga uu…

                              Read More

                                Xukuumada Somalia oo dhaqan gelin doonta adeega boosaha ee dalka ka Maqnaa in ka badan 20 sanno

                                Muqdisho 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi ayaa sheegay in boostada Soomaaliya ay si rasmi ah u howlgeli doonto kowda bisha soo socota ee November . Ciilmooge oo hadal ka jeediyey maanta  kulanka  golaha wasiirrada ayaa tilmaamay in shir 22-kii April ee sanadkan lagu qabtay…

                                Read More

                                  Gudida Daba Galka Xasuuqa oo Shaaciyay inay dhawaan soo saari doonaan filim Documentary ah

                                  Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- War saxaafadeed ay maanta soo saareen gudida baadhista xasuuqa Qaranka ayaa waxa ay ku sheegeen inay dhowaan soo bandhigi doonaan film Documentary ah oo ka hadlaya xasuuqii ka dhacay Deegaanada Somaliland sanadihii sideetameeyadii ee qarnigii ina dhaafay, War saxaafadeedkan oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Gudida baadhista xasuuqa Md Khadar Axmed…

                                  Read More

                                    Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Cadeeyay inuu hoos u dhac ku yimid Weeraradii budhcad badeeda

                                    Muqdisho 24.October 2013 (SDN)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta sheegay in hoos u dhac uu ku yimid afduubkii iyo falalkii kale ee ay burcad badeedda Soomaalida ka geysan jireen xeebaha dalka iyo kuwa ka baxsan. Ra’iisul wasaaraha oo shir guddoominayay shirka joogtada ah ee golaha wasiirrada ee maanta…

                                    Read More