Xubnaha Golaha Wasiirada ee Somaliland oo Maanta laga Talaalay Cudurka dabaysha
Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Somaliland ayaa fadhigoodii Todobaadlaha ahaa ee maanta waxa la gaadhsiiyey oo laga talaalay cudurka dabaysha ee Da’ kasta oo ololihiisu ka socdo dalka. Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye iyo ku xigeenkiisa Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ka qayb gelayey fadhiga golaha xukuumadda ayaa…
