Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo Bulshada Somaliyeed u soo Jeediyay inay ka qayb qaataan dadaalada Nabada
Muqdisho 15.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul-adxaa muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay adduunka ka joogaan. Xasan Sheekh oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay in la caawiyo lagana farxiyo dadka aan awoodin inay u damaashaadaan munaasabadda ciidda, iyadoo lagu…
