Talyaaniga oo Xoojiyay Ilaalada Xeebihiisa si uu uga Taxadiro Muhaajiriinta ku Soo Qul qulaysa

    Roma 14.October 2013 (SDN)- Dowladda Talyaaniga ayaa Axaddii shalay in ay kor u qaadi doonto ilaalada gaarka ah ee xeebaha dalkeeda xilli ay isa soo tarayaan muhaarijiinta naftooda ku soo biimeynaysa xeebaha dalkaasi, iyadoo maraakiibta badda iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca la geliyay feejignaan ku aadan sidii loola tacaali lahaa dad afrikaanka ah ee ku…

    Read More

      Guddida Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Golaha Wakiillada Oo Shaandhadoodu Qabatay 9-hay’adood Oo Muddo Badan Ansaxin La’aan Malaayiin Doolar ku qaadanayey

      Hargeysa14-Oct-2013(SDN)-Guddida Maaliyadda iyo Dhaqaalaha eeGolaha wakiillada Somaliland ayaa ka baaraan-deggii ay ku hayeen miisaaniyaddan sannadda 2014-ka  ku soo saaray Sagaal Hay’adood oo aan Golaha wakiillada laga Ansaxin Haddan sannado badan qaadanayey lacago tiro badan.   Guddida oo kulamo gooni gooni ah muddoba la lahayd wasaaradda Miisaaniyadda, ayaa soo bandhigay sagaal Hay’adood oo qaarkood kaa miisaaniyad…

      Read More

        Mas’uuliyiin Qumannahoodu Qoorta U Sudhan Yahay Oo Shalay Ku Kala Calaf Qaaday Feedhka Miisaanka Dhexe Iyo Wasiir Ilkuhu Dhaqaaqeen Oo Agaasimihiisii Shaqada Ka Joojiyey

        Hargeysa:14-Oct-2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed caydiid iyo  Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Abiib Axmed Cali ayaa la sheegay inay shalay Faraha isula tageen kadib markii dagaal  fool ka fool ah oo adag   xafiiska hoosta isaga soo xidheen,  iyadoo la waayay cid kala qabata.   Ma Jiro war rasmi ah oo ka soo baxay  …

        Read More

          Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Ka Hadlay Faa’iidooyinka laga Dhaxli Karo Safarkii Turkiga

          Hargeysa:14-Otc-2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa  ka Hadlay Faa’iidooyinka Somaliland Ugu jira Safarkii dhawaan Waftiga uu ku jiraa a waddanka Turkiga Ku Tageen. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale waxa uu  sheegay in dawladda Turkigu ay dalka Somaliland ka caawin doonto dhinaca horumarka, gaar ahaan arrimaha la xidhiidha dhinaca Tamarta ee…

          Read More

            Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Oo Muddo Toddobaad Ka Badan Sharcidarro Xafiisyada Ku Fadhiya

              Hargeysa:14-Oct-2012(SDN)-Guddida Diiwaangelinta  Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta qaranka Somaliland ayaa Sharciyadooddii meesha ka baxday ka dib markii ay dhamaatay Muddadii  qaanuunku u banneeyey jiritaankooda. Guddidan oo waxoogaa shaqo ah oo waddanka Muran badan iyo Nabadgelyo darro ah   aasaaskoodii soo dhaliyey, ayaa muddo-xilooddoodu ku ekayd  4-Afartii bishan October ee aynu ku jirno, waxana ay wali  sifo…

            Read More

              Hawl gal ku Wajahan Soo Qabqabashada Dadka sida Sharci darada ah u Gubaya dhirta oo ka socda Gobolka Galgaduud

              Balan Bal 13.October 2013 (SDN)-Howlgallo ay sameeyeen ciidamada amniga ee maamulka Gobolka Galgaduud ayaa deegaanka Balan bal ka soo qabtay dad si sharci darro ah uga ganacsanayay jarista dhirta oo ay ka sameynayeen dhuxul Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ay ciidamo gaar ah oo arrimahasi loo xilsaaray ay ka warheleen in ay jiraan shaqsiyaad…

              Read More

                Xisbiga Waddani oo Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco ku Sifeeyay Olole dadban,Ummadana ugu baaqay inay Xukuumada u duceeyaan Maalmaha barakaysan {DHAGAYSO}

                Hargaysa 13.October 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa Maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda guud ee ay ku leeyihiin magaalada Hargaysa kaga hadlay arimo badan oo ka taagan dalka,Sida Dhismaha Wadada Ceerigaabo,Shirkii dhawaan ka dhacay Ingiriiska,Maamulka Hawada Somaliland iyo Qodobo kale . Maxamed Cismaan Fadal  oo ah  Gudoomiyaha gudida arimaha dibada…

                Read More

                  “Fariin Siyaasadaysan” Dawlada Puntland iyo Shirkada Isgaadhsiinta ee Golis oo ka Heshiiyay Muran ka dhex aloosnaa

                  Garowe 13.October 2013 (SDN)- Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa ka hadashay maanta muran labadii maalmoood ee la soo dhaafay soo kala dhexgalay iyaga iyo dowladda Puntland oo ku aadanaa fariin siyaasadeysan oo dadweynaha Puntland mobiladooda gacanta ka haleen. Shir Jaraa’id ayay ku qabteen madaxda Golis magaalada Bossaso waxana ka soo qaybgalay maareeyaha guud Aadan Shiikh…

                  Read More

                    Sirdoonka Kenya iyo Kuwa Dunnida Reer Galbeedka oo Werwer Hor leh ka qaba Weeraro argagixiso oo Kenya kaga Yimaada Alshabaab

                    Nairobi 13.October 2013 (SDN)- Hey’adaha Sirdoonka kenya iyo kuwa reer Galbeedka ayaa walaac ka qaba suurta galnimada in Xarakada Al-Shabaab ay mar kale weeraro argagixiso ka geysato gudaha dalka Kenya, kadib markii hanjabaado ka soo yeeray Hogaamiyeyaal ka tirsan Shabaab. Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Kenya ayaa maanta qoray in Hey’adaha ammaanka ay…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shaaciyay in la Soo afjaray Shaqaaqadii Deegaanka Qararo {DAAWO}

                      Caynabo 13.October 2013 (SDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxmed waran Cadde oo Mudooyinkii u danbeeyay hawlo nabadayn ah u joogay  Gobolka saraar ayaa Maanta Sheegay In la soo afjaray  Shaqaaqadii Deegaaanka Qararo ee Gobolkaasi Saraar. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland waxaa kale oo u ugu baaqay Bulshada ku nool Jiida deegaanka ay Shaqaaqadu…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Baarlamanka Federaalka Warbixin ka Siiyay Heshiis ay Xukuumadu la Gashay Shirkad Turki ah

                        Muqdisho 13.October 2013 (SDN)- Bilowga fadhiga Baarlamaanka ee maanta waxaa Mudaneyaasha Golaha Shacabka ay sii amba qaadeen ka doodida wax ka bedelka Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka taasi oo ay Xildhibaannadu ka doodayeen ilaa shalay laakiin Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo fadhiga Baarlamaanka ee maanta shir gudoominayey ayaa sheegay in…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somalia iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya oo Kulan ku Yeeshay Addis Ababa iyo Waxyaabaha ay ka wada hadleen

                          Addis Ababa 13.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan gaar ah xalay magaalada Addis Ababa kula yeeshay raysul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo  arrimaha amniga, gaar ahaan ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya. Madaxweyne Xasan  iyo raysul wasaare Haylamariam ayaa sidoo kale…

                          Read More

                            Shir lagu lafo Gurayay Xoojinta Amaanka Caasimada Somalia ee Muqdisho oo Ra’isal Wasaare Saacid la qaatay Madaxda Laamaha dawlada

                            Muqdisho 13.October 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta amniga dalka, waxaana kulankan goob joog ka ahaa mas’uuliyiinta hay’addaha amniga, gaar ahaana Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Taliyeyaasha kala duwan ee ciidanka Qalabka sida, Wasiir kuxigeeno, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna…

                            Read More

                              Idaacada Radio Hargeisa oo ay ku Soo Biireen Laba Suxufi oo Ruug Cadaa ah Waa Hereri iyo Cawke.

                              Hargaysa 13.October 2013 (SDN)- Radio Hargaysa waa Idaacadii Kowaad ee Af Somali ku hadasha uguna Horaysay Taariikhda isla Markaana la furay dabayaaqadii dagaal weynihii labaad ee adduunka iyadoo Wakhtigaas Magaceedu ahaa  Radio Kudu ,Inkastoo markii danbe si rasmi ah loogu wanqalay Radio Hargeisa kaas oo ilaa iminka astaan u ah . Radio Hargaysa Waa Hooyadii…

                              Read More

                                Golaha Wakiilada Somaliland oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka 2014 iyo Go’aamo ay raaciyeen

                                Hargaysa 13.October 2013 (SDN)- Fadhigii golaha wakiilada ee maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdrixmaan Maxamed Cabdilaahi (cirro) ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyad sanadeedkii Qaranka ee 2014. Miisaaniyadaas oo dhan 152 million oo Doolarka maraykanka ah. Goluhu waxa uu Miisaaniyada Raaciyay Go’aan Gole oo ay ku hakiyeen qaar ka mid…

                                Read More

                                  Haweenka Punt land oo Walaac ka Muujiyay inay ka Mid noqdaan Baarlamanka Punt land

                                  Garowe 13.October 2013 (SDN)- Haweenka Puntland ayaa walaac ka muujiyay ka qayb galka xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub,taasoo keentay in si wayn looga hadal hayo deegaanada Puntland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Marwo Saynab Ugaas Yaasiin oo waraysi gaar ah siisay Radio Garowe ayaa sheegtay inaysan wax rajo ah ka qabin in haweenka ay…

                                  Read More

                                    Saddex Dhallinyaro ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Dhexdeeda

                                    Muqdisho:13-Oct-2013(SDN)-Wararka ka imanaya Magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in Habeenkii xalay Degmada Yaaqshiid lagu dilay saddex dhallinyaro ah oo halkaasi ku sugnaa, waxana dilkaas geystay Kooxo Hubaysan oo aan haytooda la aqoonsan. Dhalinyarada ay dileen kooxaha hubeysani ayaa la sheegay in goobta ay ku caweynayeen, waxana la sheegayaa ina dhallinyaradaasi ay ahaayeen shaqaale aan waxba galabsan….

                                    Read More