“Waxa noo suurta galay oo aan isla garanay inaan wasaarada macnihii loo sameeyay aanay dhamastirnayn” Wasiirka Boosaha {DHAGAYSO}

    Hargaysa 11October2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa si faahfaahsan uga warbixiyay Waxqabad uu sheegay inay u hirgashay mudadii koobnayd ee uu Xilka wasaaradaasi hayay. Wasiir Abgaal oo muddo Gaaban Hayey Xilka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa haatan tilmaamay inuu horumar ballaadhan ku tallaabsaday,. Wasiirku waxa uu Sheegay in Xukuumada…

    Read More

      Sirdoonka dalka Norway oo baaraya in nin dhalashada dalkaas heyta uu ka qeyb qaatay weerarkii Westgate Mall

      Oslo Oct 11,2013(SDN)-Sirdoonka dalka Norway ayaa baaraya in ruux Soomaali ah oo dhalashada dalkaasi heystaahi in uu ku lug lahaa weerarkii bishii ina dhaaftay lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall. Laanta sirdoonka Norway ee magaceeda loo soo gaabiyo PST ayaa shaacisay in ay qaar ka mida ciidamadeeda u dirtay magaalada Nairobi si loo xaqiijiyo…

      Read More

        Afhayeenka Ciidamada Sudan oo u jawaabay Dhigiisa dalka Kenya,maxey tahay sababtu?

        Khartuum Oct 11,2013(SDN)-Afhayeenka ciidamada dalka Sudan Col. Al-Sawarmi Khaled Saciid ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Afhayeenka ciidamada dalka Kenya Maj.Emmanuel Chirchir mar uu ka hadlayay weerarkii lagu qaaday westgate Mall. Col Al-Sawarmi Khalid Siciid ayaa waxa uu sheegay in aanu mid ka mid ah muwaadiniinta dalka Sudan aanu ka qeyb qaadan weerakii…

        Read More

          Xildhibaanada Aqalka Wakiilada Mareykanka ee xisbiga Republican-ka iyo madaxweyne Obama oo heshiis horudhaca ka gaaray khilaaf u dhexeeyay

          Washington Oct 11,2013(SDN)-Kulan kooban oo Aqalka Cad ku dhexmaray madaxweyne Barack Obama iyo qaar ka mida xildhibaanada xisbiga mucaaridka ee Republican-ka ayaan wax guul oo balaarani ka soo bixin. Balse Xildhibaanada Republican-ka ayaa aqbalay in ay soo bandhigaan ayna ansixiyaan qorshe u saamaxaya dawlada Mareykanka in ay ku biiriso lacagaha amaahda ah ee dawladu qaadato…

          Read More

            Barnaamijkii Dhacdo iyo Cibiro:Alshabaab iyo Soomaalida Qurbaha : Talooyin(DAAWO)

            Ottawa Oct 11,2013(SDN)-Barnaamika Dhacdo iyo Cibiro ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Nayroobi iyo falal ka horeeyay oo dhacay ayaa  waxa ay saamayn wayn ku yeesheen dhaliinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkayaga usbuucan waxa aan ku soo bandhigayaa talooyin aan u soo jeedinayo waalidiinta, culimada iyo hogaamiyayaasha jaaliyadaha oo ku…

            Read More

              Nuxurka Qoraalka ay Guddiga Diiwaangelintu ku waajahday Dacwadii UCID ee Maayarka Berbera iyo Faysal Cali Waraabe oo dhaliilay jidka ay mareen

              Hargeysa 10, October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliilay qaabka ay guddiga diiwaangelintu uga tiraab celisay dacwad uu xisbigu ku oogay maayarka magaalada Berbera iyo xildhibaan kale oo uu xisbiga UCID codsaday in loogu bedelo xildhibaano kale mar haddii ay ku biireen KULMIYE. Guddoomiyaha guddiga diiwaangelinta Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale, oo…

              Read More

                Soo dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Hadalkii uu Jeediyay {DAAWO}

                Hargaysa 10.October 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo mudo hal todobaad ah Socdaal shaqo ugu maqnaa wadanka Turkiga ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa . Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada qaranka waxaanu faahfaahin ka bixiyay Booqashadii uu…

                Read More

                  Shirkii Golaha Wasiirada Somalia oo Si Xoogan loogu lafo guray Hawl galada amniga iyo Weerarkii Baraawe

                  Muqdisho 10.October 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo howlgalada ciidanka xooga ee gobolada, howlgalkii Baraawe ay ka fuliyeen ciidamo Mareykanka iyo shirkii 38-aad…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warramay W axa Ka Dhashay Safarkiisa

                    Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuu Siilaanyo iyo waftigii uu Hoggaaminayey ayaa Goor Dhaweyd Ka Soo Degay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Madaxweynaha iyo waftigiisa oo muddo safar casuumad ah heleen la xidhiidhay ugu maqnaa dalka Turkiga, ayaa waxa Halkaas ku dhaweeyey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Wasiirro, Xubno ka socday Aqallada Guurtida iyo Wakiillada, salaadiin, cuqaal,…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo iyo Waftigii Uu Hoggaaminayey oo ku soo laabtay caasimada dalka ee Hargaysa

                      Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuu Siilaanyo, ayaa Goor dhawayd dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa iyagoo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa. Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxaa si diiran ugu qaabilay Madaarka Cigaal Madaxweyne ku xigeenka somaliland,Shirgudoonada Golayaasha Qaranka,Xildhibaano ka tirsan Golayaasha kala duwan ee dawlada,Madax dhaqameedyo iyo qaybaha kala duwan ee bulshda….

                      Read More

                        Wasiir Waran-cadde iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Ku Hawllan Deminta Colaad Laba Beelood Ku Dhex Martay Degaanka Qararro

                        Qararro:10-Oct-2013(SDN)-Wafti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa haatan ku sugan Deegaanka Qararro oo ku dhaw Tuulada WadaamoGoo, iyagoo ku hawllan damin shaqaaqo dhimasho keentay oo halkaas ku dhex martay laba Beelood oo walaalo ah. Waftigan oo ay ku jiraan cuqaal iyo salaadiin dhaqan  ayaa halkaas gaadhay salaaddii hore ee saaka,…

                        Read More

                          Xarakada Alshabaab oo digniin adag u diray dadka ka dhoofiya dekeda Kismaayo dhuxusha

                          Kismaayo 10.October 2013 (SDN)Xarakada Al-Shabaab ayaa cunaqabateyn dhinaca dhoofinta dhuxusha ku soo rogtay Dekeda magaalada Kismaayo, iyadoo howlihii Dekeda ay xilligan hakad ku jirto, maadaama la galay Bad xiran. Ganacsatada dhoofisa dhuxusha ayaa lagu soo rogay amar ah in aanay wax dhuxul ah ka dhoofin karin Dekeda Kismaayo, taasoo ah mid xayiraad dhaqaale lagu saarayo…

                          Read More

                            Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Faahfaahin ka bixiyey Dardargelinta Shaqada Wasaaraddiisa

                              Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda  Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay ayaa faahfaahin ka  bixiyey hawlihii wasaaraddiisa u qabsoomay wasaaraddiisa intii uu xilka  hayey.   Wasiir Abgaal oo muddo Gaaban Hayey Xilka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa haatan tilmaamay inuu horumar ballaadhan ku tallaabsaday, “  waxa noo suurta galay…

                            Read More

                              Xisbiga Ucid oo Dhaleecayn u soo Jeediyay Gudidada Diiwaan-gelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka

                              Hargaysa 10.October 2013 (SDN)-Xisbiga Ucid ayaa Jawaab celin ka sameeyay ku biiristii Maayarka Magaalada Berbera iyo Xubin ka tirsan Golaha deegaanka ee magaaladaas oo ka soo baxay Xisbiga Ucid . Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa u dhignaa Sidan :- Anagoo tixraacanay Qoraalka Sida Rasmiga ah uga soo baxay…

                              Read More

                                Maayar-ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Oo Haddiday Shaqaalaha Cashuur Ururinta D/hoose ee Hargeysa Oo Albaabka Kasoo Furtey Aqalka Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cashuuro Ku Baaqdeen

                                Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Shaqaalaha ururinta Cashuuraha Guryaha iyo Liisamada Ardiyadaha Dawladda Hoose ee Hargeysa,ayaa Albaabka kasoo Furtey Guriga uu ka Degan yahay  Magaalada Hargeysa Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland  Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) oo la sheegay in lacag cashuur ah oo  tiro dhaaf ah lagu leeyahay.    Shaqaalaha Cashuur ururinta dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa Guriga Wasiirka ee ay Albaabka…

                                Read More