Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay iska Hor-imaad Laba Maleesho Beeleed ku Dhex Maray Deegaanka Wadaamo-goo
Qararro:10-Oct-2013(SDN)-Ugu yaraan inta la Hubo waxa dhintay Hal qof oo Shacab ah, waxana dhaawac soo gaadhay Askari ka tirsan Ciidanka Bilayska Gobolka Saraar israsaaseyn laba Maleeshiyo beeleed ku dhex martay Deegaan la yidhaahdo Qararro oo ka mid ah Deegaamada hoos yimaada Tuuladda Wadaamo-goo ee Gobolka Saraar. Labada Maleeshiyo beeleed ayaa ku muransan Dhul daaqsimeed…
