|

Taliyihii Hore ee Sirdoonka Somaliland oo Farriin u Diray Xisbiyada Ololaha Doorashada Ku Jira DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Taliyihii hore ee Ciidammada Sirdoonka Somaliland Maxamed Nuur, ayaa fariin dardaaran ah waxa uu u direy murrashaxiinta iyo Taageerayaasha Xisbiyada Qaranka, isagoo wakhtigan Taageera Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Waxa uu Taliyihii hore ee Sirdoonka Somaliland wakhtigii Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Maxamed Nuur, ayaa Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Hargeysa kaga hadlay sida uu u socdo ololaha doorashada Madaxtooyada ee labadii toddobaad ee u dambeeyey ka socday Somaliland ee ay ku jiraan Xisbiyada UCID, Kulmiye iyo Waddani.

Maxamed Nuur Farriinta uu diray iyo Ammaan uu Musharraxa Xisbiga Kulmiye ee uu taageersan yahay u jeediyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho Habboon:-

Comments are closed