|

Telefishanka Press Tv oo Barnaamij Gaar ah ku eegay in Somaliland heli karto Aqoonsi DAAWO

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Africa Today Waa Barnaamij uu Baahiyo Telefiishanka caalamigaa Press Tv Dhawaan Waxa uu barnaamijkaas kaga Hadlayey Mawduuc uu Cinwaan uga dhigay “Should Somaliland win international recognition?” ama “Somaliland Ma Heli Kartaa Ictiraaf caalamiya” .
Wuxuu Barnaamijku ka hadlayaa Waxyaabihii Somaliland u qabsoomay Mudadii ka danbaysay Markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day dibna ula soo noqotay Xornimadeedii

Comments are closed