Hargaysa 06. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya lagula yeeshay barnaamijka Hal-adayg ee baxa Horn Cable Tv. Waxaanu ka hadlay sidda ugu haboon ee Madaxwayne Muuse Biixi u soo dhisi karo Dowlad tiro yar.
https://www.youtube.com/watch?v=XvpwrYKyhVI
