|

Ugaaska Beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim oo Ka Hadlay Ujeeddada Socdaal uu ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Ugaaska Guud ee Beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahin iyo Wefti uu hogaaminayo oo Saaka soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa Warbaahinta Waxa uu tafaasiil ka siiyay ujeedada socdaalkiisu ku qotomo.

Comments are closed