Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa Markii Kowaad Shaaciyey Sanduuqa Kaalmada Suxufiyiinta oo ay Hindiseen.
https://www.youtube.com/watch?v=juGSUD7WJlo
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Shaaciyay Sanduuqa Kaalmada Suxufiyiinta Iyo Ujeedada ka Danbaysa DAAWO
