|

Waa Maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa? DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Waa maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa, Yaa dhigan kara, Waa Maxay Ujeedooyinka Barashada Caafimaadku Bulshadu, Qofku Markuu barto halkuu ka shaqayn karaa, Su’aalahaas iyo Su’aalo Kale waxa ka jawaabay,
Macalin Sacad Axmed, oo ah khabiir ku xeel dheer Caafimaadka Bulshada ayaa Qodobkan faahfaahiyey.

Comments are closed