|

Musharax Xildhibaan 2016 Cabdulahi xaaji Abdi wali Oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay DAAWO

Muqdisho 29.August 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Somalia lagu soo dhaweeyay Murashax Cabdilaahi Xaaji Cabdiweli oo ka Mid ah Murashixiinta Ku Loolamaya Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Somalia.

Comments are closed