Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Murashax Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ahaa Murashixiinta Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye u Tartamaya ayaa cadeeyey inay ka hadheen tareenkii Mudada dheer ay soo saarnaayeen ee Kulmiye isagoo sheegay inaanu taas macnaheedu ahayn inay ka baxeen xisbiga Kulmiye.
“Waanu ka Xun nahay in Tareenkii Mudada Dheer aanu soo saarnayn ee Kulmiye aanu halkaas kaga Degno” Murashax Kijaandhe DAAWO
