|

“Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo” Raysal Wasaare Xigeenka Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):-Raysal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Khadar Guuleed ayaa ka hadlay wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya: “Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo wada jir ah oo Soomaaliyeed taam ah, taas ayuu Madaxweynuhu nagu hoggaaminayaa”.

Comments are closed