Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Xaalad abaareed oo Marba Marka ka danbaysa sii Xoogaysanaysa ayaa ka taagan Deegaamada Gobolada Bari ee Somaliland.
Warbixin Ku Tusinaysa Xaalada Ay Ku Suganyihiin Dadka Ay Abaartu Kasoo Baro Kicisay Gobolada Bariga Somaliland DAAWO
