|

Wasaarad ka Tirsan Wasaaradaha Somaliland oo Qaybisay Mobilada Lagu wada hadlo oo Markii hore ay soo qabteen Iyo Sababta ay u soo qabteen!! DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Todobaad ka hor soo Dhamaaday Imtixaankii Shahaadiga ah ee Fasaladda 8aad ee Dugsiyadda Dhexe Iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare ee Somaliland ee Sannad Dugsiyeedka Waxbarasho ee 2016-2017.

Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Xafiiska Guud ee Imtixaanaadka Qaranka ayaa dagaal adag la galay Qishka oo la isugu Gudbiyo Noocyo badan oo Tiknoolajiyadu Sababtay.

Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dib u qaybisay mobiladii ay gacanta ku soo dhigeen intii lagu jiray imtixaankii shahaadiga ahaa ee dalka.

Comments are closed