|

Wasaarada waxbarashada maxaa lookala dhantaaley?

Sida muuqatay waxa uu Madaxwaynuhu soo sarey Direeto Madaxwayne oo ku madax banaaneynaayo Xafiiska Imtixaanaadka guud ee Wasaarada Waxbarasha.
Suaashu waxey tahay maxaa kalifay xiligan?xagayse ku dabaleedahay? Waxaa kalifay ayaa la odhankaraa, dano gaara oo laga leeyahay, waliba dano Dhaqaale.
Waxaana loo sibirsaarey in Talo soo jeedin ka timi, Hantidhowrka Guud iyo Xisaabiyaha guud oo Xaafad ka soo wada toosa, Subaxiin Digriitadu soo baxdo.
Halkaana waxa ka cad in isudheelitir la’aanta cid horjooga yaasha ka ah Hay’adaha Dawlada, ay cawaaqib xumadaa leedahay, ay haboontahayna in ladheelitiro Hay’adaha Dawlada, si ay ugu muuqdaan wax lawada leeyahay.

Comments are closed