Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa u Soo Jeediyey Qaybaha Saxaafada Somaliland inay ka hadlaan Arrimaha Bulshada halka ay Wakhtiga badan Siiyaan ka hadalka Siyaasada.
Wasiir Caddaaniga Warfaafinta oo Warbaahinta Somaliland ku Canaantay inay Isku Koobeen ka hadalka Siyaasada & Baylahda Taala DAAWO
