Uncategorized

Wasiir Xaglo Toosiye Maxaa Uu Ka Yidhi In Uu Ka Tartamayo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID? DAAWO

Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo maanta ka soo laabtay Dalka Kenya ayaa Markii u horaysay ka hadalay Warar sheegaya inuu damac kaga Jiro Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Sidii uga dhex tartami lahaa Gaar ahaan Jagada Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka oo hada bannaan.
https://www.youtube.com/watch?v=-VBd4LdNlqo