|

Wasiir Xaglo Toosiye oo Casuumad u Sameeyay Maareeyaha Telefishanka Qaranka Somaliland & Dardaarankii uu u Guntay DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Casuumad Sharafeed Ku Maamuusay Maareeyaha Cusub ee Telefishanka Qaranka Khadar Maxamed Cakule.

Comments are closed