Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Sheegay inay Xakameeyeen Cuduro Faafa oo Ka Dhashay Abaarta dalka ka Taagan & Su’aalo la Weydiiyey DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo ay Weheliyaan Gudida Xaalada deg dega ah ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka hadlay Doorka Wasaaradda Caafimaadka ee Gurmadka abaaraha.

https://www.youtube.com/watch?v=TStq4yncYfY