|

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Cisbitaal Cusub oo Dhimirka ah oo laga Hirgaliyey Gebilay DAAWO

Gebilay, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo ay Weheliyaan Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Xadhiga ka Jaray Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Gebilay.

Khudbada Wasiirka oo Dhamaystiran Halkan ka Daawo

Comments are closed