Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay Xaalada abaaraha ee Bariga Somaliland.
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka Hadlay Xiliga ay Imanayaan Khubaro baadhi doonta Dilalka Ciidamada DAAWO
