Berbera, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkeedii Kowaad tan iyo intii ka danbaysay markii ay la wareegtay Mas’uuliyada Wasaaradda Maaliyada Waxay ku tagtay Magaalada Berbera isla markaana kulano la yeelatay Madaxda hay’adaha dakhli soo saarka ee Magaalada Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=–KX5zY8xro
