|

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo kala Diray Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Masuuliyiin Ku-meel-gaadh ahna u Magacaabay AKHRI

Hargaysa 06. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa kala diray masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud, isaga oo sidoo kalena magacaabay masuuliyiin cusub kuwaas oo si Ku-meel-gaadh ah u hogaamin doona.

Wareegtooyin ka soo baxay xasiifka Wasiirka wasaarada kuwaas oo ukala dhignaa kara dirida Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo sidoo kale magacaabida masuuliyiinta ku-meel-gaadhka ah ayaa u dhignaa sidan:

Comments are closed