Berbera 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane,Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmada Berbera iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xaflad ay ku qallin jebinayeen arday dhamaysatay Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Alpha faraceeda Magaaladda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=wNAAO0IzXSg&feature=youtu.be
