Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Maxamud Geedoole ayaa Maanta Sheegay inuu ka Xun yahay qaabkii uu Xukuumadda isaga Casilay.
Wasiirkan oo ka Mid ahaa Xubno tiro badan oo Xukuumadda iska casilay Mudo laba Maalmood gudahood ah ayaa sheegay inuu Qoomamaynayo habkii uu is casilaadiisa u maray,Waxaanu Prof Geedoole hadalkan ka jeediyey Maanta Mar uu Xilkii Wasaaradaasi ku wareejinayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKII HORE EE WAXBARASHADA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GEEDOOLE(1).mp3″]
