|

‘’Waxaan Dadka uga Digaynaa Hadal Qolada Waddani afka Madaxtooda Ku badan’’ Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sheegay in Xisbigoodu Sidii uu Komiishanka horeba ugala shaqeeyay uu kula hawlgali doono xeerka hab raaca anshaxa Kaadhadhka Codbixiyaha.

Comments are closed