|

‘’Waxaan Isku Hayaa Ma Saxeexdaa Mise Waad Iska Daysaa Laakiin Komiishanka Awood ayaa la Idin Siiyee,Awoodiina Isticimaala oo Xisbiga Khaldan Sheega,Qolada Waddani & Kulmiye…’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Madal ay Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi ku kala Saxeexanayeen Xeerka Anshaxa Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ayaa Guddida Doorashooyinka Hoga Tusaaleeyay Mas’uuliyadda Saaran iyo Sida la rabo inay ugu Garsooraan Sadexda Xisbi ee ay Siidhiga u hayaan.

Comments are closed