Minneapolis 24. April 2017 (SDN/QJ):- Cabdi Wahaab Cali Waa Wiilkii Labaad ee Somali ah ee Ka Mid Noqda Ciidanka Booliska Minneapolis Waxa uu Wiilkani u dalacay Derajada Saajin amase Sarkaal Sare .
Hadaba Waxaa La is weydiinayaa Dalacsiinta Cabdiwahaab Cali Maxay Ka Bedelaysaa Shaqadiisii Hore.
https://www.youtube.com/watch?v=cq8N8sL9cgk
