|

“Waxaan Ku Tilmaami Karaa inay Tahay Qaswatul Beder, Hada ha yaabina, Berito na waa Qaswato Uxud, kuwa dambe sii sheeg sheegi maayo si aan dadka qaarkood aanu shuban ugu dhicin’’ Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inuu noqonayo Mas’uulkii u horeeyay ee Kursiga Gudoomiye-nimo ee Xisbigaas uga Kaca Beesha Gobolka Hawd.
Gudoomiye Cirro oo ka hadlayay Madal Maanta Xisbigiisu ku soo dhawaynayay Siyaasiyiin Miisaan ku leh Saaxada Siyaasada Somaliland oo ku soo Biiray Xisbiga Waddani Waxaanu intaas ku daray In Xisbiga Waddani Maanta inuu u Muuqdo Jidkii ay ku hannan lahaayeen Hogaaminta Waddanka.

Comments are closed